Musharaxiinta Madaxweyne Qaarkood oo keensaday qalab ay ku Ogaanayaan Xildhibaanada u codeeyay +Sawirro
Muqdisho 06. February 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa 8-da Bishan Febraayo in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya, waxaana doorashada ku tartami doona 23-Musharax oo buuxiyay shuruudihii looga baahnaa Musharaxiinta. Doorashada sanadkan ka dhaceysa magaalada Muqdisho ayaa ah mid xiiso gaar ah leh kana adag doorashooyinkii hore, waxaana wali adag in Musharax…
