Taariikhda Sideedii Murashax Madaxweyne ee Maalintii Khamiistii Golaha Baarlamanka Somalia Khudbadahooda Waxqabad Ka Soo Jeediyey
Muqdisho 04. February 2017 (SDN/QJ):- Sideed kamid ah murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Somalia, ayaa Khamiistii ka Jeediyey Golaha Baarlamanka Somalia khudbadahooda ku aadan sidii ay dalka u xukumi lahaayeen iyo taariikh nololeedkooda. Murashaxiinta kala ah; Axmed Maxamed Cabdi, Sakariye Maxamud Xaaji, Bashiir Raage, Jibril Ibraahim Cabdulle, Saciid Cabdulahi Deni, Xasan Sheekh Maxamud, Dr. Saciid…
