Somalia Iyo Kenya Kee ayaa Qaanuun ahaan Ku Guulaystay Murankii Dhinaca Bada? & Dulucda uu Xambaarsan Yahay Warsaxaafadeedka Maxkamada Caalamiga ahi AKHRI

Hague 03. February 2017 (SDN/QJ):-Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada midoobeey ayaa go’aan ku gaaray inay dhageysan karaan dacwadda ku saabsan murankaa badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.   Xaakimiinta Maxkaamadda ayaa u codeeyay kiiska ka dib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya iyo diidmada Kenya.   Halkaan hoose ka Aqriso War-Murtiyeed laga…

Read More

“Madaxweynahaa Go’aan Qaatay Oo Yidhi Hala Fasaxo, Saddex Boqol Oo Xujaaj Ah Oo Madaarka Loogu Xanibay Baasaaboorka…….” Wasiirka Duulista Hawada

Hargaysa 03. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa Shalay hor-tagay Guddida joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland. Wasiir Farxaan Aadan Haybe oo kulanka oo la yeeshay Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiillada ka dib, la hadlay Saxaafadda ayaa mar kale ka warramay ujeeddada Xukuumaddu u fasaxday…

Read More

Boorama: Laba Carruur Ah Oo Ku Dhintay Gurigooda Oo Uu Gaadhi Jiidhay Iyagoo Hurda Iyo Tirada Dad Kale Ee Shilkaa Ku Dhaawacmay

Boorama 03. February 2017 (SDN/QJ):- Shil sababay Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, ayaa ka dhacay Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ee Somaliland. Gaadhi yar oo Taxi ah, ayaa galay Guri ku yaalla Magaalada Boorama oo ay Xilligaas oo habeen ahayd ay ku sugnaayeen Qoyskii ku noolaa, waxaana halkaa ku dhintay Laba Carruur oo Da’doodu…

Read More

Daacishta Soomaaliya Oo Gow-gowracday Askar Ka Tirsanaa Ciidammada Puntland, Dad Kalena Weli Gacanta Ku Haya

Qandala 03. February 2017 (SDN/QJ):- Koox taabacsan Kooxda Daacish ee ka dagaalama Dalalka Bariga Dhexe oo ku sugan deegaannada Gobolka Bari ee Maamul-gobolleedka Puntland isla-markaana dhawaan laga saaray Degmada Qandala oo ay qabsadeen, ayaa Meydadka saddex Askari oo ka tirsanaa ciidamada Puntland soo dhigay jidka isku xidha degmada Qandala iyo Bosaaso, waxaana la sheegay in…

Read More

Prime Minister  welcomes the decision of the International Court of Justice concerning the Somalia  and  Kenya case on Maritime Delimitation

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H.E. Omar A. A. Sharmarke welcomes the resolution of the International Court of Justice (ICJ) concerning the Somalia V. Kenya Maritime Delimitation in the Indian Ocean.   “From the onset, we were confident that Somalia would win this case. Today, we celebrate…

Read More

Somalia: Rai’iisul Wasaare Sharmarke oo soo Dhaweeyay Go’aan ka Dhan ah Kenya oo Maxkamadda ICJ soo Saartay

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku saabsanaa Soohdinta Badda.   “Waxaan ku kalsooneyn in Soomaaliya ay ku guuleysaneyso dacwadaan. Maanta, waxaan aragnaa natiijada dadaalka xukuumadaha ku meel gaarka iyo xukuumadda hadda jirta ay ugu jireen difaaca xuduudaheena….

Read More

Maxkamadda ICJ oo Go’aan ka Gaadhay Dhegaysiga Dacwadda Muranka Badda Soomaaliya & Kenya

Hague 02. February 2017 (SDN/QJ):- Xaakinnada Maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobeey ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ee waddanka Netherland, ayaa go’aan ku gaadhay inay dhageysan karaan Dacwadda Muranka Badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya oo ay Dacwaddeeda sannadkii hore u gudbisay Dawladda Federaalka Soomaaliya. Waxay Xaakinnada Maxkamaddu u codeeyeen inay Kiiskaas dhegaysan karaan, dib…

Read More

Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Xuskii Ciidanka Qaranka DAAWO

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa Si Xeel Dheer uga Warbixiyey Isbedeladii iyo Horumarkii Kala Duwanaa ee Ciidamada Qaranka Somaliland ay Ku Talaabsadeen Xili Maanta loo Dabaal Degayay Sanad Guuradii 23aad ee ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Qaranka.

Read More

Nuxurka khudbadihiii musharixiinta qaarkood ay ka jeediyeen xarunta gollaha shacabka DAAWO

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta khudbadahooda ka hor jeediyay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ilaa 7 musharax oo ka mid ah 24 musharax ee u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Waxaana muuqatay in musharixiintii hadashay oo idil ka sinnaayeen arimo dhowr ah sida wax ka qabashada amniga iyo cadaallada oo musharax walba ay qeyb ka mid ah khubadiisa…

Read More

Afar Dil oo Qorshaysan oo Shalay Galab iyo Xalay ka Dhacay Gudaha Magaaladda Laascaanood & Deegaanka Daba Dheer Iyo Warbixinta Maamulka Gobolka Sool iyo Laamaha Amaanka DAAWO

Laascaanood 02. February 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Gobolka Sool ayaa Maanta ka hadlay Xaalada Nabadgalyo ee Magaaladda Laascaanood Kadib markii Xalay Koox aan la aqoonsani ay Dhaawacyo u Gaysteen Sadex ka mid ah Shacabka Magaaladaasi iyo Sidoo Kale Dil ka dhacay Deegaanka Dab Dheer ee Gobolka Sool.

Read More

Faahfaahino ka soo baxaya Qarax gaari lagu xiray oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirro)

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Qarax gaari lagu soo xiray ayaa ka dhacay maanta wadada Beyxaani oo ka tirsan degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Waxaa ku geeriyooday Mustaf Jeylaani Abba Sheekh oo ka tirsanaa Shaqaalaha Dekedda Muqdisho kaasoo iska lahaa gaariga la qarxiyey sida dad goob joogayaal ah ay warbaahinta u xaqiijiyeen. Marxuumka ayaa xiliga ay…

Read More

Muuqaaladii Maanta ee Munaasibada 23 Guurada Aasaaska Ciidan Weynaha Qaranka Somaliland SAWIRO

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2017 ka qaybgalay , munaasibadda Xuska Sannad Guurada 23aad, ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay Caasimada Hargeysa. Madaxweynaha oo khudbad taariikhi ah ka jeediyey munaasibadaasi ayaa u dhignayd sidan:-   Bismillaahi Raxmaani Raxiim,,,                               …

Read More

Siyaasi Axmed Muumin Seed oo Luuqad adag Kula Hadlay Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Sidoo Kalena Difaacay Shirkadaha Telesom iyo Somtel DAAWO

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Xisbiga Waddani haatana Wada hadalka Kula Jira Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Muumin Seed ayaa si adag Maanta uga Jawaabay Weedho Ka Yimid Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane.  

Read More

Xuska 23 Guurada Aasaaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo Maanta la qabtay Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Dhawaaqay Dalacsiinta 4000 oo Sarkaal DAAWO

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka qaybgalay xuska Sanadguuradii 23-aad ee aasaaska  Ciidanka Qaranka JSL. Munaasabadan oo lagu qabtay Taliska guud ee Ciidamada Qaranka somaliland ee Magaalada hargaysa waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland, xildhibaano ka mid ah labada aqal baarlamaan, taliyayaasha qaybaha Ciidamada…

Read More

Siyaasi C.laahi Geel Jire oo Ka Hadlay Mawqifka Beesha Caalamka & Mudo Kordhinta Golaha Guurtida

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Kalluumaysiga iyo Warfaafinta Cabdilaahi Jaamac  Jaamac Cismaan (Geeljire), ayaa ka hadlay heshiiskii Xisbiyada Qaranka, Komishanka iyo Xukuumaddu ka gaadheen dib u dhaca Doorashada, duruufta abaareed ee keentay in todoba bilood dib loo dhigo Doorashada,  aragtida Beesha Caalamka, iyo waxa laga filan karo Golaha Guurtida. Wasiirkii hore ee…

Read More

Dhegeysiga khudbadaha Musharaxiinta oo si habsami leh uga socota xarunta golaha shacabka

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa si habsami leh uga socda xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho dhegeysiga khudbadaha musharaxiinta ee la xiriira ajendahooda siyaasadeed ee ay dalka ku maamuli doonaan. Qeybtii ugu horeysay musharaxiinta oo ka kooban 8 musharax ayaa maanta jeedinaya khudbadahooda, iyadoo Labada qeybood ee haraya ayaa iyana khudbadahooda ka jeedin doona Baarlamanka…

Read More