Doorashadii Madaxweyne ee Somalia oo Weji Cusub Yeelatay & Xasan Sheekh oo u Muuqda inuu Mar Labaad Xukunka Sii hayn doono

Muqdisho 02. February 2017 (SDN/QJ):-Iyadoo ay doorashada Somaliya tahay inay qabsoonto 8 February 2017, ayaa waxa si xawli ah isu bedelay saadaashii laba toddobaad ka hor laga haystay natiijada ka soo bixi doonta. Doorashada oo ay ku loolamayaan murashixiin ay tiradoodu tahay 24 murashax, waxa uu loolanka ugu adagi dhex marayaa afar murashax oo kala…

Read More

Shaqaalaha Waaxda arrimaha dibeda Maraykanka oo saxiixay bayaan ka dhan ah Madaxweyne Trump

Washington 02. February 2017 (SDN/QJ):-Shaqaale iyo diblomaasiyiin ka badan 900 oo ka mid ah shaqaalaha wasaaradda arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa saxiixay warqad ay ku diiddan yihiin siyaasadaha cusub ee Trump uu ku wajahayo muhaajiriinta. Dadka warqada saxiixay ayaa sheegay in talaabada Trump uu ku joojiyey muhaajiriinta iyo dadka ka soo jeeda todobada dal oo islaam…

Read More

Mid ka mid ah dowladaha Islaamka oo go’aansatay iney burburiso 25 kaniisadood

Sudan 02. February 2017 (SDN/QJ):-Dowlada Sudan ayaa go’aansatay iney burburiso 25 kaniisadood oo ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Khartuum. Kaniisadaha ayaa la burburin doonaa iyadoo loo badalayo guryo deegaan ah, waxaana kaniisadahan badankood ku cibaadeysta kiristaanka laga tirada badan yahay ee dalkaas. Yahya Abdurrahman oo ka tirsan wadaadada kaniisadda Evangelical-ka ee dalka Suudaan ayaa…

Read More

Face Book oo Sheegtay in Xaqiiqada Wararka Lagu Faafiyo aanay Ku Qiimayn Doonin Tirada Comment, Like amase Share Garaysa & Xeelada ay Wax kaga qaban doonaan

Hargaysa 02. February 2017 (SDN/QJ):-Sida caadiga ah Facebook waa barkulanka bulsho ee dunida oo dhan ugu caansan, muddo dheer ayaanu ahaa war-is-gaadhsiin dadku isku dhaafsadaan xusuusaha, sawirrada iyo faallooyinka, laakiin muddooyinkii u dambeeyey waxa uu ku darsaday I uu suuqa warbaahinta kula tartamo wakaalado wareed iyo wargeysyo, in kasta oo ay weli haysato caqabad dhinaca rumaysashada…

Read More

Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Dooraashada Madaxweynaha Somalia Oo Is Casilay

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada madaxweynaha Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa iska casilay xilkaasi, kadib qoraal uu u gudbiyey guddoonka guddigaasi. Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen, oo ka tirsan guddiga doorashada ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in guddoomiye ku xigeenka uu guddoonka soo gaarsiiyey warqaddiisa is casilaadda. Fartaag ayaa sababta uu…

Read More

Yaa Ku Haboon inuu Madaxweyne u Noqdo Dawlada Federaalka Somalia ee Dhici doonta 8 Bishan aynu Ku Guda Jirno? Siday Baarlamanka Cusubi u Fulin Doonaan Kitaabkii ay Ku Dhaarteen? DAAWO

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somalia Gaar ahaan Caasimadiisa Muqdisho ka socda Diyaar Garow Xoogan oo loogu Jiro Doorashada Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo ay u Taagan Yihiin 24 Murashax. https://www.youtube.com/watch?v=HoQ0D5ND6HY  

Read More

Filashadii Fadka Guusha: Wasiir Caddaani oo Ka Gun Gaadhay Sad Bursi ay Tirsanayeen Shaqaalaha Wasaaradaasi Mudo Dheer & Wacad uu Hore u qaaday oo uu Kaga Dhabeeyay DAAWO

Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Waa Wasaarad Shaqo adag u haysa Qaranka,Waa Wasaaradda Jaangoysa Hannaanka War iyo Wacyigelin ee Qaranku u Baahan Yahay,Waa Wasaarad ay ka Shaqeeyaan Ku dhawaad 700 oo Hawl Wadeen,Waa Wasaarad noqotay inay ka dhex abuurmaan Dabaqado Nololeed oo kala fog,Kanina Waa Wasiirkii Lixaad ee Soo Maray Xayndaabka Wasaaradda Warfaafinta Mudadii uu…

Read More

Khilaaf Cusub Oo Soo Kala Dhex galay Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia & Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Iyo Fadeexada Ka Dhalatay Gudoomiye Ku Xigeenka Guddida Doorashadu oo Si Cad ugu Ololeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh!! DAAWO

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Inta badan musharaxiinta u taagan doorashada madaxtinimada Somalia ayaa ka hor yimid go’aankii ka soo baxay guddiga doorashada madaxweynaha ee lagu laalay doodii ay yeelan lahaayeen musharaxiinta ee ka bixi laheyd dhinaca Tv-ga.   Musharaxiinta ayaa diiday in dooda la duubo ka dibna laga sii daayo Tv-ga Qaranka, iyagoo ka…

Read More

Musharaxiinta Madaxweyne ee Somalia oo Ka Hor Yimid Go’aanka Guddida Doorashadu Ku Joojiyeen Doodii ay Ka Hor Jeedin lahaayeen Golaha Baarlamanka DHAGAYSO

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):-Qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan qabasha Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay ka horyimaadeeyn go.aankii shalay   ay  soo saarayn gudiga  qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha kaas oo ay ku  joojiyeen Doodii loo qaban la haa musharaxiinta . Musharaxiinta  oo  ku kulmay magaalada Muqdisho  go.aanka gudiga  qaban qaabada doorashada  Madaxweynaha Soomaaliya kadib…

Read More

Qorshe Siyaasadeed Maraykanku ka leeyahay Somaliland oo bilaabmay & Trump oo Khariiradda Soomaaliya ka saaray Somaliland Akhri Warbixin Xasaasi ah

Washington 01. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa kala saaray Khariiradda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu gaar uga saaray Maabka Soomaaliya oo ku jirta toddoba Waddan oo Muslim ah oo uu si ku-meel-gaadhka ah muddo sagaashan cisho ah uga joojiyey inay dalkiisa geli karaan. Toddobada Waddan ee uu Madaxweyne Trump in Qaxoontiga ka tegaya la…

Read More

Jadwalka khudbadaha Musharaxiinta Ku Loolamaya Qabashada Xilka Madaxweyne ee Somalia ay Ka Hor Jeedin doonaan Golaha Baarlamanka oo La Soo Saaray & Qaabka loo Kala Horaysiiyey (Akhriso)

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa soo saaray Jadwalka khudbadaha musharaxiintu ka hor jeedin doonaan xildhibaanada Baarlamanka.   Musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha oo gaaraya 24 ayuu guddiga u qeybiyey sadex qeybood oo min 8 ka kooban, waxaana qeybta koowaad loo asteeyey iney khudbadahooda jeediyaan maalinta khamiista ah ee beri oo…

Read More

“Haddii Shacabku Nagu Gedoodo Balo Dhacday, Guddoomiye Xisbina Na Daawan Maayo..” Guddoomiyaha Guurtida Somaliland DAAWO

Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa rejo fiican ka muujiyey muddada toddobada bilood ah ee ay isku raaceen Xisbiyada Siyaasadda, Komishanka iyo Madaxweynuhu in doorashada Madaxtooyada dib loo dhigo xaaladda abaarta awgeed, waxaanu sheegay haddii uu Roobka xilliga Gu’ga ee sannadkan la filayaa si fiican u da’o in doorasho laga…

Read More

“Dalka Kuwait  Maalmo Yar Gudahood Waxa Uu Inoo soo Diri-doonaa Cunno, Daawooyin iyo Ceelal Biyood dalka Laga Qodidoono.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL SAWIRO

Kuwait 01. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaciyey in maalmo yar gudahood ay dawaladda Kuwait Somaliland soo gaadhsiin doono deeqo ku aadan Abaaraha dalka ku jira, oo isugu jira Cuno, dawooyin iyo ceelal biyoodyo la qodi doono. Wasiirka oo hogaaminayey wefti ballaadhan oo ka socda Xukuumadda Somaliland oo safar hawleed ku…

Read More

Dawladda Somaliya oo Jawaab Ka Bixisay Go’aankii Madaxweynaha Mareykanka

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa sheegay in ay ka xun yihiin go’aanka uu Madaxweynaha Mareykanka toddobo dal, oo Somaliya ku jirto uu kaga mamnuucay dalkaasi. Donald Trump, ayaa maalintii Jimcaha saxiixay awaamiir uu dadka u dhashay dalalkan kaga mamnuucayo in ay yimaadaan Mareykanka. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliya,…

Read More

Wiilkii Baxsaday ee Qaybta ka ahaa Kufsi Wadareed Loo Gaystay Laba Hablood oo Ku Nool Degmada Gal Dogob oo Gacanta lagu dhigay DHAGAYSO

Garowe 01. February 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska Magaalada Garowe ayaa gacanta ku soo dhigay Bishaar Cabdisamad Maxamed oo kamid ah dhalinyaradii Kufsi Wadareedka ka geestay duleedka Degmada Galdogo ee gobalka mudug Baxsad ahaa tan iyo markii uu ka qayb qaatay falka kufsiga ah .   Guri kuyaala xaafada 1-da agoosto ee magaalada Garoowe ayuu ku …

Read More

Qaraxyada Xarunta Somalia ee Muqdisho oo Halis ku Haya Wariyeyaasha ka soo Warama Degelka Colaaduhu Daashadeen WARBIXIN

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Arbacadii, 25kii bishii aynu ka soo Gudubnay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa mar kale muujiyay sababta caasimadda Soomaaliya loogu darro liiska magaalada ugu halista badan ee ay wariyeyaasha ku shaqeeyaan dunida.   Wariyeyaal ayaa si deg deg ah ku tagay Hotelka Dayax ka dib markii ay weerar ku qaadeen…

Read More

Doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta Madaxweyne oo gabi ahaan la joojiyay iyo Sababta keentay

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in gabi ahaan la joojiyay meeshana laga saaray doodii la qorsheeyay in loo qabto Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynha Soomaaliya.   Dooda ayaa Shalay qorshuhu ahaa in loo qabto Musharaxiinta isku haya halka kursi ee Madaxweynaha Soomaaliya, hasa ahaatee ka…

Read More