Maxaa ka jira in haweeney Soomaali ah lala qabtay ninkii dadka ku laayey Istanbul? SAWIRO
Istanbul 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal booliska Turkigu ku soo qabteen ninkii ka dambeeyay weerarkii habeenkii sanadka cusub lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla Istanbul. Duqa magaalada Istanbul Vasip Sahin ayaa sheegay in ninkan oo lagu magacaabo Abdulkadir Masharipov oo u dhashay dalka Uzbekistan la…
