Madaxweynaha La Doortay ee Gambia Adam Barrow oo Lagu Dhaariyey Safaarada Gambia ee Senegal & Cabsida Bulshada
Senegal 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee dalka Gambia Adama Barrow ayaa maanta sheegay in caleemo saarkiisa lagu qaban doono safaaradda Gambia ee dalka deriska la ah ee Senegal, kadib markii hoggaamiyaha muddada dheer hayey talada Yahya Jammeh uu diiday inuu xukunka ka dego. Waxa uu hadalkan kaga dhawaaqay barta twitter-ka, halkaasi…
