Muwaadin 11 Jeer Xabsiga u Galay Isagoo Bulshadiisa Fahamsiinaya Qiimaha Waddaniyada iyo Xogwaran ku Saabsan Xaaladihii uu ka soo Hawlgalay
Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Aqoon Yahan C.rashiid Cismaan Jaamac Wuxuu Ku Magac Dheer Yahay ‘’Waddani’’ waxa uu haatan yahay Agaasimaha Mashaariicda ee Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa. C.rashiid Cismaan Jaamac ‘’Waddani’’ Wuxuu Noqday Muwaadin Mudo 11 Jeer ah Xabsiga la dhigay si loogu aj buro inuu Joojiyo Ka Hadalka Waddaniyada iyo Soo Bandhigida dhaliisha…
