Wada hadal hoose & gorgortan u bilowday Madaxweynaha Koonfur galbeed & kooxda ololaha Xasan Sheekh

Muqdisho 17. January 2017 (SDN/QJ):- Warar laga laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kooxda madaxweyne Xasan Shiikh u qaabilsan ololaha doorashada ay wadahadalo hoose la fureen madaxweynaha koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan. Sida warku sheegayo wadahadaladan ayaa yimid ka dib markii madaxweyne Xasan uu soo fuulay culeys la xiriira codadka xildhibaanada…

Read More

” Gudiga Doorashooyinka Dadban Hada,dajiyeen Dhamaystirka Aqalka Sare” Prof Jawaari DHAGAYSO

Muqdisho 17. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baarlamanka Dawlada federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa gudiga doorashoyinka dadban ka codsaday inay soo dhamaystiraan xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya ka dhiman si loo guda galo doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.   Maxamed Shiikh Cismaan oo ka hadlayey Kulan ay warbixin kusoo saarayeen gudiga Doorashooyinka dadban ayaa sheegay…

Read More

Xiliga ay dhaceyso Doorashada Gudoonka Aqalka sare oo la shaaciyay & Magacyada Xubnaha Guddida Qabanqaabada

Muqdisho 17. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Aqalka Sare Barlamanka Federaalka Somalia, ayaa magaalada Muqdishu ku yeeshay kulankoodii ugu horeeyay kaasoo ay uga hadlayeen xilliga ay dooranayaan Guddoonkooda islaamrkaana waxay iska dhex xuleen Guddi ka kooban 6 xubnood oo qaban-qaabi doona doorashada kuwaasoo kala ah; Maxamed Cismaan Faarax {Hirshabeelle} Jawaahir Axmed Cilmi         {Galmudug} Farxaan Cali Xuseen           …

Read More

Dagaal deegaanka Af-ururshe ku dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al Shabaab

Gal Gala 17. January 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imaanay Buuralayda Galgala ee gobolka Bari, ayaa sheegaya in mallayshiyaad katirsan Al Shabaab weerar kusoo qaadeen fariisin ciidanka difaaca Puntland ku lahaayeen halka lagu magacaabo Af-ururshe.   Falkaas ayaa kalifay iska hor imaad dhexmaray ciidanka dowladda iyo mallayshiyadaas goor dambe xalay, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan….

Read More

Warbixin Cusub Oo Lagu Cadeeyey Halka Ay Ka Soo Jeedaan Dad U Kala Dhashay Waddamo Kala Duwan

Tahran 17. January 2017 (SDN/QJ):- Warbixintan ayaa lagu cadeeyey in Dadka u dhashay Dalka Iran 56% ay ka soo jeedaan Carab, warbixin ayaa cadaynaysa halka ay ka soo jeedaan Dadka u dhashay Dalalka kala Duwan ee Adduunka, waxaana soo saarey Koox ka tirsan shabakada National  Geographic! Shucuubta dunida ku nooli way iskaga dhaw yihiin sida…

Read More

Madaxweynaha JSL Oo Subaxdnimadii Hore Ee Saaka Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Hay’adaha Xukuumadda, Markii Dambana La Qaxweeyey Qaybo Ka Mid Ah Bulshada Ku Nool Caasimada SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Taliyaha Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada, ayaa subaxnimadii hore ee saaka (16.01.2017) kormeer kedis ah ku tegay Hay’adaha Xukuumadda oo ay ka mid yihiin Wasaaraddaha: Ganacsiga, Beeraha, Waxbarashada, Warfaafinta iyo Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.   Kormeerkan…

Read More

Rapid Results Drought Response Plan Somalia 2016/17: Urgent action to change the course of people’s lives, January – June 2017

SUMMARY FAO seeks USD 26 million to deliver four key results that will change the course of 1.5 million people’s lives. Immediate cash relief Livestock preservation A better harvest – Gu 2017 Livelihood diversification FAO’s Rapid Results Drought Response Plan addresses the most time-sensitive needs of rural families across Somalia. In 2016, Somalia’s two main…

Read More

Xisbiga KULMIYE iyo Garabka Jamaal oo Shaaca Ka Qaaday inay si Ramsi ah u Midoobeen SAWIRO

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga KULMIYE iyo Garabkii xisbigii UCID ee uu hoggaaminayey Jamaal Cali Xuseen, ayaa shaaciyey heshiis ay ka gaadheen wadahadallo u socday oo lagu dhammaystirayey midow buuxa oo labada dhinac dhexmara. Kulan lagu shaacinayey heshiiska is-afgaradka ah ee labada dhinac oo ay isugu yimaadeen guddiyadii wadahadalladku u socday oo lagu qabtay…

Read More

“Markaad Masuuliyiinteena Aad Danta Guud Kala Hadlaysid, Waxaad Moodaa Inay Hurdo Kusoo Degtay, Markaad Reer Kala Hadlaysidna Toban Dhegood Bay Yeellanayaan” Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xaflad Loogu Dabaal Dagayay Sannad Guurada 10-Aad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskii Shirkadda Daabacaaddda Sagal Jet . “Waxaan Idiin Sheegayaa aniga Arday-daydu Waa Ay Badan Tahay Laakiin In Badan Baa Caasiyiin Ah” “Waxaynu noqonay Ummad Ay Danta shakhsiga ahi kala…

Read More

Dhacdo La Yaab Leh: Sadex Haween ah oo Reer Burco ah oo ku Guulaystay in Ninkooda u Guuriyaan Xaaskii Afaraad DAAWO

Burco 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaan magaalada Burco ka dhacday dhacdo dadban soo jiitay aadna usoo dhaweeyeen kadib markii Sadex haween ah oo kunool magaaladaasi ay ninkooda si wadajir ah ugu guuriyeen xaaskiisii afaraad uu nolosha la wadaagayo. Sadexdan Haweenka ah ayaa si wadajir ah uga qeyb qaadanayay xaflada arooska Odaygooda, waxa ayna intii…

Read More

Talow Rintaye Maxay Dhali? Muddo kordhinti waan arkaa oo maanta way Rintaye Tolow Muddo inteeya bay Dhali? Cali Guray

Hargaysa 16. January 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa Sheegay in Marka laga qiyaas qaato in Sadexda Xisbi qaran ay Mawqif isku mid ah ka taagan yihiin in Abaarta adag ee dalka ka Jirtaa ay Sabab u noqonayso in doorashadu aanay qabsoomin ay taasi Keeni Karto in Komiishanku Soo Jeediyaan in doorashada…

Read More

Gudoomiye Saleebaan oo Laga Sugayo Go’aan Ku Saabsan in Doorashadu dalka Ka Qabsoomi Karto Abaarta Jirta awgeed

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, oo la filayo inuu maalmahan dalka ku soo laabto, ayaa la filayaa inuu isagu noqdo ninka go’aanka ka gaadhi doona in doorashadu wakhtigeeda ku qabsoomi karto iyo in kale. Guddoomiye Saleban oo uu distoorku awood u siiyay inuu qiimeeyo xaaladda dalka ka dibna…

Read More