Xildhibaano Ka Tirsan Maamul Goboleedka Punt Land oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Waxqabad uu Madaxweyne Gaas Ku Faanay
Garowe 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano katrisan Barlamanka Puntland, ayaa ka hadlay waxqabad todobaadkii tagay soo bandhigay Madaxweyne Cabdiwali Cali Gaas oo sheegay in xukuumaddiisu qabatay saddexdii sano ee lasoo dhaafay. Mudanayaasha kala ah; Burhaan Aadan aw-Cabdi, Gaacshe Maxamed Axmed iyo Nuuradiin Cabdirashiid Cali oo waraysi siiyay Radio Garowe, ayaa sheegay in waxyaabaha Madaxweynuhu warbaahinta…
