Kulamo Hoose Oo Lagaga Soo Horjeedo Saldhiga Milatari Ee Imaaraatka Oo Bilaabay Iyo Wasiir Sacad Oo La Sheegay Inuu Diiddan Yahay Inuu Saxeexo & Xukuumadda Oo Dabada Ka Riixaysa
Hargaysa 13. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiyiinta Iyo Haldoorka Kasoo Jeeda Deegaannada Gobolka Saaxil ayaa labadii maalmood ee udambeeyay shirar ku iskugu yimid Goobo kala duwan oo Magaaladda Hargeysa kuyaala, Waxaana la sheegay inay si weyn uga soo horjeedaan Saldhiga Milatari ee Dawlada Imaaraatka laga siiyay Marsada Berbera,waxaana sidoo kale la sheegayaa inuu diiday Wasiirka Arimaha…
