Mujaahid Ibraahin Dhego Weyne oo Si adag uga Soo Hor Jeestay Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku Ka Samaysanayo Berbera
Hargaysa 14. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Mujaahid Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne), ayaa sheegay inaanay doorasho dalka ka qabsoomi karin, wakhtigan lagu jiro xaalad abaareed oo aad u adag. Mujaahidka oo waraysi uu la yeeshay weriye Badri Koosaar oo ka tirsan Star TV, wuxuu kaloo wax aan la aqbali karin ku tilmaamay saldhiga milatari ee ay dawladda…
