Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Saldhiga Mileteri ee ay Siisay Imaaraadka & Fashil Ku Yimid Heshiiskii DPW ee Berbera DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland iyo Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa Dhaliilo adag ugu soo Jeediyey Xukuumadda Somaliland Heshiiska Saldhiga Mileteri ee ay ka siisay Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=Dj7ubXy3NEg

Read More

C.laahi Jawaan oo Komiishanka Doorashooyinka Ku Dhaliilay ka Go’aan qaadasho La’aanta Qabsoomida Doorashada DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- La-taliyaha Madaxweynaha Somalilad ee Arrimaha Doorashooyinka, Mudane Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan), ayaa Komishanka doorashooyinka Somaliland ku dhaliilay go’aan jileec iyo in ay ka gaabiyeen waajibaadkii loo igmaday. Cabdillaahi Jawaan waxa uu Komishanka doorashooyinka u soo jeediyay in ay qaataan go’aan adag oo ku salaysan caddaalad. Waxa kaloo uu talo…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Cadeeyay in Doorashada Madaxtooyadu ay Dib u dhacday DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka hadlay Kulan ay la Yeesheen Abwaanada Somaliland. Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xusay inaanay Doorashadu dhacayn Isla Markaana ay Mas’uuliyada arrintan qaateen Labada Xisbi Mucaarid. https://www.youtube.com/watch?v=EiDkLzRX4l4

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Sheegay in Xisbiga Kulmiye la Wadaago Labada Xisbi Mucaarid Duruufaha qalafsan ee Abaarta dalka ka Jirta & Dhego Nugayl uu Xisbigiisu Muujiyey DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka warbixiyey Kulan ay Maanta Murashixiinta Sadexda Xisbi qaran la Yeesheen Haldoorka Abwaanada Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=V0jfAUCxVCw

Read More

Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Kulan ay Maanta La Qateen Haldoorka Abwaanada Somaliland Kana Hadlay Mawqifkooda Qabsoomida Doorashada & Qoraal Mucaaridku Maanta u Gudbiyeen Komiishanka DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta ka hadlay Kulan ay la Yeesheen Hal doorka Abwaanada Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=sZmdJl-hJCI&feature=youtu.be

Read More

Afar Murashax oo u Taagan Doorashada Madaxtinimo ee Somalia oo War Murtiyeed Ka Soo Saaray Kampala, Cod dheerna kaga Digay Dawlado Farogelin Ku hayaa Doorashada Somalia & Qodobo Kale AKHRISO+DAAWO

Kampala 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Afar murashax oo kamid ah mas’uuliyiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka Somalia, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shir ay ku yeesheen magaalada Kampala ee dalka Uganda oo ay uga hadlayeen doorashooyinka dalka. Murashaxiinta kala ah; Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Cabdulqaadir Faarax Shirdoon Saacid, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Farole iyo Cabdinaasir Maxamed…

Read More

Gudoomiye Jawaari oo beeniyay inuu khadka teleefonka uga qayb galay kulan Madashu ka yeelatay Xiisada Galmudug Isla Markaana Cadeeyay in Madashu Xiligan aanay Waafaqsanayn Distoorka Somalia

Muqdisho 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Barlamanka Federaalka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay inuu khadka taleefonka uga qayb galay shir hogaamiyaasha Madashu ka yeesheen xaaladda murugsan ee maamulka Galmudug 11-12 bishan.   Jawaari, oo bartiisa Twitterka ku baahiyay qoraal kooban ayaa sheegay inuusan kamid ahayn dadkii kulankaas ka qayb galay oo ka hadlay…

Read More

Digniinta Baarlamanka Soomaaliya, Damaca Dawladuhu ku qaybsadeen,Saadaasha Mas’uulka Noqon doona Madaxweynaha 4aad ee Somalia & Doorka Baahida Waddaniyadda!

Colombo 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xog Xasaasi ah oo loogu digaysa Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya iyo Sida Dawladuhu Dalka u Qaybsadeen! Sadqayntii Jamaal Cali Xuseen siday ugu Sacab-tuntay Dawladda Itoobiya? Warbixin Xiiso leh oo uu qorey Sarkaal Ruug-caddaa Sirdoon ah Dabayaaqadii sannadkii tagay ayaa waxaa Telifoon iisoo diray Taliyaha Amniga Dal Carabta Afrikaad ah oo…

Read More

Maandooriye Si Cilmiyeysan Loo Soo Qariyey oo Gacanta Lagu soo Dhigay & Ciidamada oo la Yaaban Farsamada la adeegsaday DAAWO

Wajaale 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Mudooyinkii ugu dambeeyey ayaa waxa Somaliland ku soo badanaayay maandooriyaha loo yaqaan khamriga kaasi oo si joogto ah dalka uga soo gala dhinaca xuduudka dalka Itoobiya, Ciidamada Booliska Wajaale ayaa gacanta ku soo dhigay maandooriye si la yaableh loo soo qariyey isla markaana ay ciidamadu la yaabeen qaabka loo soo…

Read More

Dadweyne Mudaharaad Kaga soo Hor-jeedsaday Taawar Cusub oo TELESOM ka Taagayso Xaafad ku Taalla Hargeysa

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dadweynaha xaafada Gol-jano ee degmada 26-ka June ee caasimadda Hargeysa, ayaa laba jeer oo kala duwan Khamiistii iyo habeen hore ka mudaharaaday Taawar oo isgaadhsiineed oo shirkadda TELESOM ka taagayso xaafadaas oo bulshadu ku badan tahay. Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa baloodh dhul ah ka iibsatay xaafada Gol-jano dhexdeeda, waxaanay…

Read More

‘’Dadka Magaalooyinka Joogaa Shaqo ha noo Raadiyaan,Si aanu Naftayada u badbaadino Waayo abaartii ayay Xoolihii Nagaga dhamaadeen’’ Hooyo abaarta Ku Caydhowday DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Qaarka mida dadka abaartu sida weyn u saameysay ee xoolihii ay ka baxeen, isla mar ahaantana soo galay magaalada oo aanu saaka kula kulanay, iyaga oo jooga guriga hay’ada shaqaalaha. “Dadku waxaa ay ku noolaayen xoolaha, xoolihiina abaartiiba naga saartay, laba maalmood ayaanu soo lugeeynay, dadkan aan ka mid aheyna…

Read More

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo La Weydiiyey inuu Xilka ka Dagayo Marka Mudo Xileedkiisu dhamaado Iyo Wuxuu kaga Jawaabay DAAWO

Jabuuti 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa waraysi xasaasiya oo lala yeeshay waxa uu kaga hadlay arimaha doorashooyinkii dalkiisa iyo sido kale maashaariicda horumarineed ee dalka Jabuuti u ka hirgaliyey mudadii uu xilka hayay iyo sidoo kale Waxa u qorsheysan Hiigsiga Horumarka dalkiisa. https://www.youtube.com/watch?v=BXCTHn5IRZs

Read More

“Waxa Kaliya Ee Lagu Ogolaan Karo Saldhiga Ee Uu U Qalmaa Waa Ictiraaf Somaliland Ah, Wax Ka Hooseeya Iyo Shilimo Jeebadaha Lagu Shubtona Laga Aqbali Maayo Xukuumadda Maanta Joogta” Xoghaye Uurcadde

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa meel adag iska taagay saldhigga militeri ee la weriyey inay xukuumaddu go’aanstay inay dalka Imaaraadka Carabta ka siisyo marsada Berbera oo halbawle u ah  qaranka Somaliland.   Xoghayaha guud ee xisbigaas Md. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo arrintan ka hadlay, ayaa ka digay in dhaqaale…

Read More

Danjiraha Cusub Ee Ingiriisku U Magacaabay Soomaaliya Oo Gaadhay Muqdisho, Kana Hadlay Xaaladda Soomaaliya

Muqdisho 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Safiirka Cusub ee Dawladda Ingiriisku u soo Magacowday Dalka Soomaaliya David Concar, ayaa Maanta gaadhay Magaalada Muqdisho. Safiirka Cusub ayaa beddelaya Safiirkii hore ee Ingiriiska u joogay Soomaaliya Harriet Matthew, taasi muddooyinkii u dambeeyay haysay Xilka Safiirnimo, laakiin arrimo kale oo Diblumaasiyadeed u wareegaysa sida Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Britain…

Read More