Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Joojisay Dhismahii Jidka Madaarka+ Qalabkii Dhismaha Jidkaas oo ay u Soo Rareen Jidka Galbeedka Hargeysa
Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa joojisay waddo muhiim ah oo ay ka waday xaafadda Masallaha, taasi oo ka imanaysay dhinaca Airportka isla markaana ku dhammaanaysa suuqa wayn ee magaalada. Waxaana halkaasi laga soo qaaday dhammaan qalabkii lagu dhisaayay waddada iyo agabkii kale ee hawshu ku socotay. Lama garanayo sababta…
