Ganacsato Qadoodiga Danyarta Ka Qaxwaysa Oo Suuqii Wax Iisbiga Kusoo Hadhay, Baankii Dhexe Oo Jaah-wareersan Iyo Masuuliyiinta Sariibadaha Baabuurta Kaga Adeegta Oo Siyaasadda Ku Dhereg-dhacsanaya
Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xaaladda nololeed ee bulshada ku dhaqan guud ahaanba Somaliland, ayaa halkii ugu hoosaysay maraysa, waxana sicir-barar ku yimi maciishadii daruuriga ahayd ee la quudan jirey keentay inay dadkii danyarta ahaa awoodi waayaan inay iibsadaan wixii ay noloshooda ku dabari lahaayeen. Sicir-bararka ku yimi quutal-daruuriga oo maalinba maalinta ka dambaysa…
