Salaadiin ka Tirsan Madax dhaqameedka Somaliland oo Kulansiiyey Hogaamiyeyaasha Sadexda Xisbi Iyo Qodobo la isla qaatay DAAWO
Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Waxa kulan fool ka fool ah yeeshay Hoggaamiyaasha Saddexda Xisbi Qaran, kulankaas waxa soo qaban qaabiyay Saladiinta Somaliland ee mudan. Ujeedada kulankan waxay ahayd. In Xisbiyadu joojiyaan dacaayadaha iyo hadalada ummadda kala qaybinaaya. Gaar ahaan labada Xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI oo eedaymo iyo dacaayaco hawada isu marinaayay, in aanay…
