Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Cod Aqlabiyad ah Ku Meel Mariyey Wax ka Bedelka & Kaabista Xeerka Doorashada Madaxtooyada Iyo Golayaasha Deegaanka DAAWO

Hargaysa 03. January 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Maanta Ansixiyey Wax Ka Bedel Iyo Kaabis Lagu Sameeyay Xeerka Doorashada Madaxweynaha iyo Golayaasha Deegaanka. Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax.  

Read More

Dib U Milicso Xisbiga Sidii Xisbiga Kulmiye Uu Uga Gubtay Warar Sanad Ka Hor Warbaahinta WikiLeaks Ka Qortay Oo Ku Saabsan Arimo Somali Weyn DAAWO

Hargaysa 03. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa ay aheyd muddo sanad iyo badh ah ka hor markii shabakada fashilisa siraha caalamiga ah ee WikiLeaks ay qortey warar ku saabsan in xukuumada Madaxweyne Siilanyo heshiis Federaal la soo gashay dawlada Somaliya. Wararkaasi waxaa si xoogan uga gubtey xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye isla markaana warbaahinta la soo fadhiistey…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadley Wakhtiga Loo Soo Gudbin Doono Muddo Kordhin Loo Sameynayo Xukuumada KULMIYE DAAWO

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida ee Somaliland oo qaybo ka mid ah warbaahinta kula hadlayey gudaha magalada Hargeysa ayaa waxaa uu iclaamiyey wakhtiga loo soo gudbin doono mudanayaasha golaha guurtida muddo kordhin la sheegay in xukuumada mar labaad loo sameynayo . Xildhibaan Axmed Gacan ayaa…

Read More

Madaxweynihii Hore Ee Somalia Sheekh Shariif Oo Eedaymo Uu Jeediyay Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 03. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Hore ee Dawladii Ku Meel Gaadhka Somalia haatana ah Murashax u Taagan Jagada Madaxweyne ee Somalia Sheekh Shariif Sh.Axmed ayaa dib ugu Laabtay Caasimada Somalia ee Muqdisho Waxa uu Sheekh Shariif Dhaliilo u soo Jeediyey Dawlada federaalka ee Somalia. https://youtu.be/Hmym8UBPCcA

Read More

Maamulka Khaatumo oo shaaciyay in shirkii Somaliland ku dhexmaray Adis-ababa ka dhex arkeen danahay Baadigoobayeen,kuna Hanjabay inaan Buhoodle lagu qaban Karin shir ay ku baaqeen Isimada Dhulbahante DAAWO

Buuhoodle 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Kooxda Khaatumo oo Somaliland dhawaan la Yeeshay Wada hadalo Toos ay isku soo hor fadhiisteen ayaa ka falceliyey go’aamo ay soo saareen Hogaanka Dhaqanka ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn oo Sheegay in Kooxda Khaatumo aanay ku metelin beesha ay madaxda dhaqanka u yihiin wada hadalka isla markaana Iclaamiyey Shir…

Read More

Duuduub Ku Ansixintii Miisaaniyadda Qaranka ee 2017 ee Shalay Iyo Iska Indho Tirka Warbixintii Guddida Dhaqaaluhu Ku Soo Samaysay Odoroska Miisaaniyada AKHRI

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxay Shalay Golaha Wakiiladdu si Duuduub ah ku ansixiyeen Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee Sannadkan aynu Ku Guda Jirno. Sida Xeer Hoosaadka Golaha Wakiiladdu Sheegayo Guddida dhaqaalaha ee Golahaasi ayaa Gole weynuhu ka duulayaa Warbixinta ay ka soo diyaariyaan Odoroska Miisaaniyada taas oo hadii la isku raaco Wax ka bedel lagu…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Mr Caddaani Oo Magaaladda Laascaanood Kulan kula Qaatay Bah’da Warbaahinta & Nuxurka Balanqaadkiisa DAAWO

Laascaanood 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Magaalada Laascaanood Kulan Kula Yeeshay Bah’da Warbaahinta Somaliland. Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa Wasiirka Warbixin ka siiyay Qaabka ay Warbaahinta Gobolkaasi ula Shaqayso Maamulka uu Hogaamiyo. Dhanka Kale Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay inay diyaar…

Read More

“Suldaan Habaarow Qaabkii Aad Ku Dhaawacantay Waa La Ogaa Oo Adiga Oo Dhul-jiif Dayday Ah In Aad Adoo Fure Baabuur Dhacaya Dhabarka Lagaa Toogtay”…Suldaan Cune DAAWO

Burco 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolka Togdheer ayaa si ba’an u dhaliilay Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo loo yaqaano Suldaan Habaar Waalid oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolka Maroodi Jeex kaasi oo uu ka daba socday hadal Suldaankan dambe ka soo yeedhay oo uu…

Read More

Wasiir Caddaani Oo Dhegxumadii Ugu Foosha Xumayd Iyo Fadeexad U Horseeday Warbaahinta Dawladda JSL + Mucaarid Iyo Muxaafidba Oo Isku Raacday Inay Ceeb Ku Ahayd Qaranka Codadkii Laga Baahiyay Warbaahinta Dawladdu

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dhacdadii Ugu Foosha Xumayd ee Bulshada Somaliland ka fajacisay ee ay si isku mid ah uga soo wada horjeesteen,la iskuna raacay Mucaarid iyo Muxaafid inay qalad ahayd in laga siidayo Warbaahin Dawladeed ayaa waxa ay noqotay Codadkii dadka shacabka ah laga soo qabtay ee Todobaadkan laga siidaayay TV-ga Qaranka iyo…

Read More

Ma Dhabaa In Bakhaarkii Dhawaan Ciidanku Ka Soo Qab-Qabteen Ragga Argagaxisada Ah Loo Tuhmay Inay Ka Dambeeyaan Ganacsato Ka Hinaastay Qiime Dhimis Shirkadaasi Samaysay?

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Afar Caano Maal ayaa ka soo wareegay markii ay Ciidamo ka tirsan kuwa Bilaysku Salaad hore Hawlgal ka fuliyeen Bakhaar ganacsiyeed kuyaala Badhtamaha Suuqa Hargeysa oo lagu magacaabo Safa Group,halkaasi oo markii dambe ay ka soo kaxeeyeen tiro kor u dhaafaysa Illaa shan ruux oo rag ah,kuwaasi oo iskugu jiray…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Si adag uga Dayriyey Nolosha Barakacayaal ka Soo Hayaamay Gobolada Bari oo Ku Sugan Jiido ka tirsan Gobolka Awdal & Nolosha Hiilka Leh ee ay Rabaan DAAWO

Borama 03. January 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka G,Awdal Mustafe Shiine ayaa si weyn uga dayriyey Xaalada ay Ku sugan yihiin dadkii ka soo barakacay bariga somaliland ee Xaalada abaareed ka Taagan Tahay Kuwaas oo soo gaadhay deeganada Gobolka Awdal.

Read More

Cisbitaalka Weyn Ee Hargeysa Oo Qaylo Dhaan Kasoo Yeedhayso,Maxaase Ka Jira In Bukaano ay U Dhinteen Oxygen Qaab Qaldan Loogu Xidhay Oo La Isku Haysto?

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Qaar kamida bukaan jiifka cusbitaalka wayn ee magaalada Hargeysa ayaa wargeyska Foore u sheegay in dhakhtarka Weyn ee Hargeysa uu marayo halkii ugu hooseysay marka loo eego adeeg la’aanta baahsan iyo jahawareerka dadka bukaanka ah ee daawo la’aantu ku hayso,waxaana sidoo kale laga soo sheegaya dhacdooyin argagax leh oo si…

Read More

Xiliga ay Dhaceyso Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Somalia oo la shaaciyay (Akhriso Jadwalka)

Muqdisho 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay xiliga rasmiga ah ee la qabanayo Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.   Qoraal ay soo saareen Guddiga ayaa lagu shaaciyay in Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya la qabanayo 11-ka bishan Janaayo, halka Gudoomiye kuxigeenada…

Read More

Booliska Turkiga oo Weli Raacdo Ugu Jira Sidii ay u Soo Qaban Lahaayeen Ninkii dadka Ku Laayay Istanbul

Istanbul 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Booliska dalka Turkiga ayaa baadigoobaya ninkii ka dambeeyey toogashadii dalkaasi ka dhacday.iyadoo magaalada istanbul ee weererku ka dhacay lagu qabtey baroor-diiq iyo Aaska dadkii dhintey. Weerarkaasi ayaa waxaa lagu dilay 39 qof waxaana ku dhaawacmay dad gaadhaya ilaa 45 qof. Dadkan la laayay ayaa ku jiray goob lagu caweeyo habeenkii…

Read More