Madaxweynaha Waddanka Ganbia oo Laga Furfuri la’yahay Doorashadii Lagaga Guulaystay & Urur Goboleedka Galbeedka Africa oo Wakhti Kooban u Qabtay
Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Gambia Yaxye Jamac ayaa u muuqda inaanu diyaar u ahayn inuu xilka ku wareejiyo Ninka kaga Guuleystay doorashadii madaxtinimadda ee dalkaasi ka qabsoontey bishii Decembar ee kal hore. Urur Goboleedka dalalka galbeedka afrika ee ECOWAS ayaa ku hanjabay inay awood u adeegsan doonaan hadii uu ka tanaasuli waayo…
