War-Murtiyeed ka Soo Baxay Shirkii Madasha iyo 18 xubnood oo Lagu Kordhiyay Aqalka Sare,& Sedka ay Somaliland Ka Heshay
Muqdisho 26. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxda Madasha ayaa isku raacay in 18 xubnood lagu kordhiyo Aqalka Sare, iyadoo maamul walba la siiyay min saddex xubnood. Waxaa kaloo Madasha ay isla garteen in 11-kii kursi ee la laalay, dib loogu celiyo doorashadooda, halka 11 kalena la fasaxay. Hadaba war mutiyeedka Madasha ka soo baxay halkan…
