Gudoomiye Cirro oo Beeniyey inuu Shir Kula Qaatay Nairobi Raysal Wasaaraha Dawlada Somalia DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Beeniyay Warar Sheegaya inuu Magaalada Nairobi Kulan kula qaatay Madax ka Tirsan dalka Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=zQTfGpqOyK4&feature=youtu.be  

Read More

”Khad Cagaaran Loogama Baahna Somaliland” Sh.Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Falkii Lagu Dhaawacay Saraakiil ka Tirsan Xisbiga Waddani,Baaqna u Diray Laamaha Amaanka DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Sheekh Aadan Siiro),oo ka mid ah culima u’ddiinka Somaliland ayaa khudbaddiisii shaley ee jimcaha kaga hadley falkii foosha xumaa ee lagula kacay saraakiil sar-sare oo ka tirsan xisbiga WADDANI,gaar ahaan jidh-dilkii loo geystey Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi Batuun oo ah xog-hayaha caddaaladda ee xisbiga WADDANI. Sheekh…

Read More

Xisbiga UCID oo Si Adag u Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Mas’uuliyiinta WADDANI DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa si adag u cambaareeyey falkii foosha xumaa ee muddooyinkii dambe lagu weerarayey mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga WADDANI iyo weliba sida oo kale wariye Khadar Gureyte oo sannadkan badhtankiisii ay sidaas oo kale u soo weerartay dablay aan weli la garan haybtooda, waxaana uu sheegay…

Read More

Aqoonyahan iyo Wax-garad Madaxweynaha Kilalka Shanaad ee Itoobiya Ku Amaanay Socdaalkii uu Ku Soo Maray Deegaanada Gaashaamo iyo Daroor DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo wax-garadka ka soo jeeda deegaanada Gaashaamo iyo Daroor ee gobalka Jarar ee dalka Itoobiya, ayaa madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida ee dalkaasi Itoobiya uga mahad-celiyey socdaalka uu ku soo maray deegaanada hoos yimaada gobalka Jarar ee dalkaasi, waxaana ay ku boggaadiyeen sida qiimaha badneyd ee…

Read More

“Muuse Biixi Wuxuu ahaa Ragii Diidanaa Dawladii Xasan Ciise Madaxweyne Ku Xigeenka ka ahaa,Siduu Maanta Cod uga Helayaa….” Mujaahid Oto Biixi DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Oto Biixi oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye uu Hormood ka ahaa ragii diidanaa Dawladii uu Xasan Ciise Jaamac ka ahaa Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=N9b40X2OseM

Read More

Xukuumadda Ankara Oo Dawlada Somaliland Ka Codsatay In La Xidho Dugsiga Nile Academy Iyo Jawaabta Ay Ka Bixisay

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Dawlad Turkiga ayaa xukuumadda Somaliland ka codsatay inay xidho dugsiga waxbarasho ee Nile Academy oo uu maalgaliyo siyaasiga lagu eedeeyey inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay Mr Fathullah Gulen. Wafti uu hogaaminayo Danjire Olgan Bekar oo ah safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho oo uu wahelinayay gudoomiyaha gudida arrimaha dibada ee…

Read More

La Yaabka ugu Weynaa Madaxdii Khaatumo ee Wada Hadalka Addis ababa oo Si Ka Duwan Sidii Xubnihii Somaliland uga hadlay Natiijada Shirkii Addis Ababa Xili uu Hargaysa Ku Sugan Yahay DAAWO

London 23. December 2016 (SDN/QJ):- Eng Maxamed Xasan xaaji oo ka mida maamulka khaatumo ayaa Si ka Duwan sida ay Weftiga Somaliland uga Hadleen Midhihii ka soo baxay Wada Hadalkii laba Geesoodka ahaa ee u dhexeeyay Somaliland iyo Khaatumo Wuxuu uga hadlay Waxyaabaha Wada hadalkaas ka soo baxay. https://www.youtube.com/watch?v=r6dzJFUffyU&feature=youtu.be

Read More

Warbixin La Xidhiidha Weerarro Saraakiil Xisbiga Waddani ka tirsan lagu qaaday & Booliska oo ka Meeraysay Soo Qabashada Cidii Falkaas ku Lugta lahayd DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):-Xubno ka tirsan Masuuliyiinta xilalka ka haya Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo sheegay in Sadexdii Habeen ee u danbeeyay ay soo Weerareen Dad aanay aqoonsan Cida ay Yihiin, isla markaana dhaawacyo fudud oo kala duwan ugu geysteen gudaha magaalada Hargeysa goobo kala duwan oo ku yaalla, ayaa Ciidammada Booliska Somaliland…

Read More

Heshiis Qallin Ku Duugistiisu uu Hor Yaalo Madaxweyne Siilaanyo & Bixinta Bogcad Istiraatijiyadeed oo Qaranka Somaliland Qiimo weyn ugu fadhida

London 23. December 2016 (SDN/QJ):- Xogo hor leh oo ay qoreyso warbaahinta laga leeyahay wadanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaadaya inay jiraan, wada  hadal qarsoodi ah oo ay yeesheen xukuumada Somaliland iyo Imaaraatka Carabta, kaas oo ay ujeedadiisu ahayd sidii Imaaraatka Carabtu ula wareegi lahaa garoonka Faca weyn ee diyaaruhu ka haadaan ee magaalada Barbara. Warbaahinta…

Read More

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Indhaha Ka Laliyey Su’aal Laga Weydiiyey in Shaqaale Dawladeed ay u Ololeeyaan Xisbiga Kulmiye

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiir ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa si cad idhaha uga qarsaday, in qaar ka tirsan shaqaalaha dawladu ay u ololeeyaan, xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE.   Wasiir wasaarada cadaalada Somaliland Mudane Axmed Faarax Caddare mar uu wareysi siinayay wargeyska Geeska Afrika ayaa waxaa uu indhaha ka qarsaday in shaqaalaha dawladu,…

Read More

‘’Lacagta Daynta ah ee Maqani Cid Kuma Maqna Balse Shaqadii la qabtay ayay Ku Maqan Tahay’’ Maareeyaha Wakaalada Horumarinta Waddooyinka oo Ka Hor Yimid Eedayntii Wasiir Cali Mareexaan DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Maareeyaha Hay’ada Waddooyinka Somaliland Prof Xasan Cali Cismaan ayaa ka waramay Kharashaadka kala duwan ee Galay Dhismaha Waddada Ceerigaabo. Wasiirka Hawlaha Guud oo ay Hoos Timaado Hay’adani ayaa Hore eedayn uu Warbaahinta Mariyey Wuxuu ku Sheegay inuu Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda haatana ah Hogaamiyaha Xisbiga Waddani inuu kala Wareegay Dayn…

Read More

10 Qof oo Somali ah oo Diinta Kiristaanka qaatay oo Mar Kale ku Soo Laabtay Diintoodii Islaamka & Dhacdooyinka ay la Kulmeen DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Hablo Somaliyeed oo Ku Nool Wadamo ka Tirsan Qaarada Yurub oo qaatay Diinta Kiristaanka ayaa dib ugu soo noqday Diintoodii hore ee Islaamka Kadib Markii Ilaahay Tusay Mucjisooyin Cibro iyo Wax ku qaadasho Mudan. https://www.youtube.com/watch?v=0uR8i7k512M

Read More

‘’Xildhibaannada cusub waxaa ka mid ah Xildhibaan ku soo barbaaray xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab, Waxaa ka mid ah Xildhibaan Minnesota ka timid ,Waxaa ka mid ah Xildhibaan halgan ka soo billaabay caseeye’’ Sheekada Xamar ee Disembar 2016 W/Qoray Yuusuf Garaad

Muqdisho 23. December 2016 (SDN/QJ):- Xamar waxaan ka dhoofay iyada oo ay is dhintay tirada siyaasiyiinta iyo inta siyaasadda kulaasha. Waxay ku maqnaayeen caasimadaha Dowlad Goboleedyada oo ay doorashadu ka socotay. Hadda waxaan imid iyada oo buux-dhaaf ma dhihi karo laakiin aad u cammiran. Waxaa yimid Xildhibaanno cusub oo sita shahaaddooyin Gobollada laga soo siiyay….

Read More

‘’Isma Hurtooy Ha Is Halaynin, Mawqifyada Siyaasadeed ee aad kala aaminsan tihiin waxaa ka Wanaagsan Xoojinta Waxyaabaha aaad wadaagtan ‘’ Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi oo Fariin u diray Somaliland & Khaatumo DAAWO

Oslo 23. December 2016 (SDN/QJ):-Wariye ka mid ah Warfidiyeenada Bulshada Somaliyeed ayaa fariin dareen taabasho leh u diray Somaliland iyo Khaatumo oo Shir ugu soo dhamaaday Magaalada Addis ababa ee Dalka Itoobiya. Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi isaga oo arrimahaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi “Waxay Ila Tahay Hadii La Doonayo in wada hadalku midha dhalo…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Tafaasiil ka Bixiyey Heshiiskii ay Wada Gadheen Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley qodobo ka soo baxay wada hadaladii Somaliland iyo Maamulka Khaatumo . Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay in heshiisani uu yahay mid hor dhac isla markaana u sii golgol xaadhaya shirka loo balamey in uu…

Read More