”Muuse Biixi Waxaan Kugula Dardaarmayaa Markuu Aqalkaagu Quraarad Yahay Dadka Lama Shiido” Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis DAAWO

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa murashaxa iyo guddoomiyaha KULMIYE ugu baaqay inaanu isagoo ku jira guri quraarad ah tuur-tuurin guryo kale. Dr. Biixi oo shalay Hargeysa ugu waramay weriye Badri Kosaar oo ka tirsan Star TV, wuxuu kaloo beeniyay in Cirro magaalada Nayrobi ee dalka Kenya…

Read More

Wasaarada Duulista iyo Maamulka Madaarka Oo Abaal Mariyey Shaqaalihii Ay Hawlkarka U Arkeen Sandkan Galbaday

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Shirkii Sanadlaha ahaa ee ay ku kulmijreen Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka iyo Hawlwadeenada Madaarka Cigaal International Airport, ayaa saaka ka qabsoomay Hoolka dhoofayaasha ee Madaarkaasi, Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen Wasiirka Wasaarada Duulista, Wasiirudawlaha Wasaaradad Duulista,Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Duulista, Agaasimaha Guud ee Wasarada Duulista, Abaanduulaha Ciidanka Qaranka,…

Read More

‘’Dadka Xamar Lagu Dooranayo Xidhiidh Lama Laha Somaliland oo Ma Meteli Karaan Laakiin Anigu Xidhiidh baan La Leeyahay,Sidoo Kale Majeereen Nagama Qaadi Karo Dhulkayaga’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

London 26. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Waraysi ku Siiyay Magaalada London Weriye Cag ma dhige oo ka Tirsan Telefishanka Universal ayaa ka hadlay Xubnaha Magaca Somaliland kaga qayb qaadanaya Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Ka Sare ee Dawlada Federaalka Somalia Waxaanu Cadeeyay inaan Shakhsiyaadkaasi haba yaraatee Matalin…

Read More

‘’Ma Jirto Baahi Wakhtigan Keenaysa in Imaaraadka Saldhig Mileteri laga Siiyo Madaarka Berbera’’ Eng Maxamed Xaashi Cilmi DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Eng Maxamed Xaashi Cilmi Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland ayaa ka hadlay Hindise la Sheegay in Xukuumaddu ku doonayso inay Saldhig Mileteri ka siiso Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta Madaarka ugu dheer qaarada Africa ee Berbera.

Read More

“Somaliland Waxaan kala hadlaynaa inaan noqonno Maamull Jaar ah, Haddii Ciidanku baxana..” Cali Khaliif Galaydh DAAWO

Buuhoodle 26. December 2016 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay Somaliland ka wadahadlayaan sidii ay u noqon lahaayeen laba Maamul oo Jaar ama deris ah, waxaanu ka hadlay qodobbada ka soo baxay Wadahadalkii ay labada dhinac Toddobaadkii hore ku wada yeesheen magaalada Addis Ababa oo uu ka mid ahaayeen in…

Read More

‘’Waxaad Moodaa in Arrintii Abaaraha oo Meel adag Maraysa inaynu Ilownay,Waxaa la ii Sheegay in Bariga Xoolihii inta Doonyo Lagu Soo qaaday Bulaxaar laga dejiyey’’ Siyaasi Xasan Guure DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Xasan Guure ayaa ku Cannaantay Xukuumadda,Xisbiyada Siyaasada Iyo Haldoorka Bulshada inay Ilaabeen Xaalada abaareed ee Meesha Xun maraysa ee Ka Taagan Gobolada dalka taas oo marba marka ka danbaysa ka sii daraysa.

Read More

Nuxurka Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Cuqaasha Iyo Culima U’ddiinka Magaalada Hargeysa DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Waxa magaalada Hargeysa uga furmay cuqaasha,waxgaradka iyo culimada gobolka Maroodi-jeex kulan ay kaga hadlayeen arrimo badan oo ay kamid tahay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya cuqaasha,xukuumadda,culimada iyo bulshada somaliland iyo waliba sidii loo xoojin lahaa ammaanka dalka. waxaana kulankan kasoo qayb galay wasiirka Diinta iyo awqaafta somaliland,gudoomiye ku…

Read More

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Niyad Wanaag Ka Muujiyey In Sharcigii Dalku Uu Xoogeystey DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Garyaqaan Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed Guddoomiya Maxkamadda sare ee Somalliland oo ka qayb galey daah-furka shirkad cusub oo ah oo la idhaahdo East Afrika Law Firm oo laga hirgeliyey magaalada Hargeysa ayaa ka hadley oo sheegay in sharciyada dalku maanta kordheen oo ay meel wanaagsan marayaan. Aadan Xaaji Cali…

Read More

“Haddii Ninka Mujaahidka Sheegaya ee Kulmiye (Muuse Biixi) soo baxo Maxkamad buu u diyaariyey Beeshayda &..” Boqor Axmed Iimaan DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iimaan Warsame, ayaa sheegay haddii Xisbil-xaakimka Kulmiye ee uu Muuse Biixi Musharraxa Madaxweynaha ka yahay haddii uu ku guulaysto doorashada Madaxtooyada Somaliland ee 2017-ka u muddaysan inuu Maxkamado u diyaariyey Beelaha Gabooye, Reer Sool iyo Reer Awdal. Waxa uu sheegay inaanay Beel ahaan aqbalaynin Gumaysi…

Read More

Sidee Diyaaradaha Rakaabku isaga Daadiyaan Wasakhda Suuliyada? DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Tiro badan oo inaga mid ah ayaa laga yaabaa inay is weydiiyaan sidaay diyaaraduhu isaga daadiyaan waxyaabaha miisaanka dheeraadka ah ku keeni kara sida wasakhda suuliyada iyo biyaha kale ee ay siyaabo kale u isticmaalaan rakaabka iyo shaqaalaha diyaaradahu enaga oo ka wada dheregsan inay diyaaraduhu muddo dheer duulimaad ku…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Puntland Aanay Deegaannada Xuduudka Ku Yaalla Xoog Iyo Siyaasad Kaga Qaadi Karin Somaliland

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID, ahna Musharraxa Madaxweynah ee Xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay Masuuliyiinta Reer Somaliland ee Xilalka ka haya Dalka Soomaaliya.   Faysal oo Wareysi siiyey Telefiishanka Universal, ayaa sheegay in Dadka u dhashay Somaliland ee xilalka ka haya Soomaaliya, ayaanay wax xidhiidh ah la lahayn Somaliland,…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Socdaalkii Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Uu Kusoo Maray Magaalooyin Ku Teedsan Xudduudka

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirashiid Riyo-raac ayaa ka waramay ujeedada socdaal uu dhawaan ku marey Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, deegaano ku teedsan xudduudka Somaliland iyo Itoobiya islamarkaana uu qaarkood ka badalay magacyadii hore ee loo yaqaanay. Cabdirashiid Riyo-raac oo warbaahinta qaar ka mid ah ugu waramay…

Read More

“Arrinta  Nairobi ee jaraa’idka  ugu af-dheeri qoreen, waa dhiillo kusoo korodhay Somaliland” Gudoomiye Muuse Biixi

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhiillo laf-jab ku ah qarannimada iyo jiritaanka Somaliland ku tilmaamay kulamadii qarsoodiga ahaa ee la wariyey inay ku dhexmareen magaalada Nariobi hoggaanka xisbiga WADDANI iyo madaxda dawladda Soomaaliya oo ay baahiyeen wargeysyo waawayn oo…

Read More

“Dadkii iyo gurigii waa caadi, cuntadii waanu karsanaynaa, dhibaataddii na haystay waa la naga qaaday…” Hooyada Qoys Reer Burco ee Dhibaatada Mar La Arrag Ahi La Deristay

Burco 26. December 2016 (SDN/QJ):- Qoys magaaladda Burco ku noolaa ee maalmihii u dambeeyey laga soo sheegayay inay cuntaddii ay karsanayeen iyo biyihii ay cabayeen isku bedelayeen wax kale ama casaan oo kale ayaa wadaad wax ku dabiiba Quraanka iyo diinta oo baadhitaan ku sameeyey sida wax u jiraan waxaa uu sheegay inay arrintani tahay…

Read More

‘’Kulmiye Xisbi Jira Oo Dimuquraadi Ah Ayuu Ahaa Maantana Reer Ayuu Maraya Muuse Biixibana U Sababa U Ah……” Cali Axmed Kooshin Cali

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Axmed Kooshin Cali Lug-yar oo ah xoghaye ku xigeenka wacyigalinta abaabulka ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa canbaareeyay falalkii kala danbeeyay ee jidh dilka ahaa ee lagula kacay xubno siyaasiyiin iyo wariyayaal ahaa oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.   Cali Axmed Kooshin isaga oo ugu horeyn…

Read More