Murankii u Xooganaa oo Ka Taagan Xubnaha Aqalka Sare Ee Matalaya Somaliland iyo Dib u dhacyad Doorashada DAAWO

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Weli la isku Mari la’ yahay Sidii loo qaban lahaa Doorashada Xubnaha aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia u matalaya Somaliland iyadoo 11 Xubnood oo loo qorsheeyay Somaliland ay Punt land ku doodayso in laba Xubnood oo ka imanaya deegaanada Sool iyo Sanaag ay iyaga raacaan. Geesta Kale Guddiga federaalka…

Read More

Madaxweynihii Hore ee Punt Land Cabdiraxam Faroole oo Sheegay in Cabdiwali Gaas uu Yahay Dagaal Ooge DHAGAYSO

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Hore ee maamulka Puntland ahna hadda xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ayaa eedeeyn kulul u jeediyay Madaxda maamulka Puntland oo uu sheegay in ay ku fashilmeen badbaadinta shacabka kunool degaanada maamulka Puntland. Waxaa uu sheegay in xubno ka tirsan maamulka Puntland ay ka dambeeyeen dagaaladii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo…

Read More

Xog-warran xiiso leh oo lala yeeshay hoggaamiyaha Saldannadii u horreysay ee Bulshada Gabooyaha Somaliland

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah madax- dhaqameedka beelaha laga tirada badan yahay ee Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah saldannadii ugu horreysay ee beeshaasi yeelato, ayaa markii kowaad waxa uu si faahfaahsan uga hadlay sooyaalkiisii nololeed, ka dhaqan iyo kaalintii uu ka soo qaatay dib-u-dhiska qaranka Jamhuuriyadda…

Read More

Safiir Baashe Cawil Oo Bilaabay Kaambayn Iyo Xodxodasho La Xidhiidha Sidii Golaha Wakiilada Loo Hor Geyn Lahaa Degdegna Qalinka Loogu Dhufan Lahaa Heshiis Madaxtooyadu Imaaraadka Ugu Wareejiso Saldhig Milatari

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Wakiilka Somaliland u fadhiya Isu-tagga Imaaraadka Carabta Ambasaddor Baashe Cawil Xaaji Cumar oo dhawr maalmood ka hor dalka ku soo laabtay ayaa la sheegay in uu si degdeg ah oo xawli leh dalka uga bilaabay kaambayn iyo xodxodasho hor leh oo uu ku wajahay siyaasiyiinta, xildhibaanada iyo aqoonyahanka dalka ee…

Read More

Shacabka Somaliland Oo Shaki Weyn Ka Qaba Tayo-xumada Bariiska Dalka La Keeno Wakhti Qaaradda Afrika Lagu Soo Daabulayo Bariis Macmal Ah + Qisada Bariiskii Caaga Ahaa

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo markii suuqyada Afrika gaar ahaan magaalooyinka dalka Nigeria laga soo sheegay in lagu iibiyo bariis aad u tayo xun oo aakhirkii la ogaaday in uu qaarkii ka samaysan yahay walxo caag ah oo laga farsameeyey hadhaaga walxo caag ah ayaa keenaysa in ay shaki hor leh sii qaadaan…

Read More

Labadii Shirkadood ee ugu Weynaa Xaga Duulimaadka Somalia oo Kala Go’ay, Maxaa Sababay? DAAWO

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Heshiiskii Shirkadaha Duulimaadka ee Jubba Airweys iyo Daalo Airlines ayaa burburay kaddib muddo 2 sano ah oo ay kuwada shaqeynayo Xuluafada Dulimaadka Afrika. Haddaba Daawo Muqaalkan oo Ka Hadlaya Sababaha Keenay in ay Kala Baxaan Shirkadaha Xaga dulimaadka ugu weynaa Soomaaliya.

Read More

Isbahaysiga Burburinta Doorashada Soomaaliya oo Bayaan 7 Qodob ah ka Soo saaray Muqdisho,& Siyaasiyiinta S.land ee Muqdisho Ku Sugan oo Sheegay inay Si Buuxda Midnimada Somalia Ugu Hawlgalayaan

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin u dhashay gobollada Somaliland oo xilal ka haya dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-goboleedka Puntland oo kaashanaya Odayaal iyo Xubno isku sheegay inay Wakiil ka yihiin Beelaha Somaliland, ayaa bilaabay Olole iyo qorshe uu Maamul-goboleedka Puntland doonayo inuu khilaaf ku abuuro, isla markaana ku fashilo doorashada gebo-gabada ku…

Read More

Safiirka Turkiga ee Ruushka oo si yaableh isaga bad baadiyay Weerar lagu qaarajin lahaa DAAWO

Moscow 25. December 2016 (SDN/QJ):- Safiirka dalka Turkiga ee Ruushka ku sugan ayaa ka bad baaday weerar la doonayay in lagu qaarajiyo. Muuqaalo cusub ayaa muujinaya in safiirka isagoo qudbeynaya lasoo weeraray hase ahaatee uu iska difaacay taas oo keentay inuu fashilmo weerarkan. https://www.youtube.com/watch?v=hBd6ptb7-QA

Read More

Nin Ku Hadli Kara 56 Luqadood Oo Caalamka Lagaga Hadlo, Dalalka Luuqadahaasi Lagaga Hadlo Iyo Qaabkuu U Bartay Ee Mucjisada Ah!! DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Kani waa Muhamed Mešić oo ah ama loo aqoonsaday wiil mucjiso ah oo dad badan oo adduunkan ku nooli maanta aanay rumaysan Karin arrinta uu sameeyey ama xaqiijiyey maadaama uu si faseex ah ugu hadli karo 56 luqadood oo kala duwan. 32 sanno jirkan Muhamed Mešić ayaa warbixnada laga diyaariyey…

Read More

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Oo Xaalad Caafimaad Loogu qaaday Dalka Dibadiisa

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):-Alle Ha Ka Dulqaadee Waxa Xanun Degded Ahi Ku Soo Booday Suldaankii Guud ee Salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir Waxaan La Sheegay In Suldaanka Xaaladiisa Caafimaad Waxba Laga Qaban Kariwyey Gudaha Dalka Ethopia Loona Qaaday Wadanka Thailand. Mafaxwaynaha Dawlad Deeganka Soomalida Ethopia Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa La Sheegay Inuu Qayb Ka…

Read More

Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka hadlay xiisadda magaalada Galkacyo

Garowe 24. December 2016 (SDN/QJ):- Xiisad colaadeed ayaa ila shalay 23 December, 2016 laga dareemayaa magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug, taasoo bishan xaaladda amni soo hagaagaysay kadib wadahadallo dhexmaray labada maamul. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, Michael Keating ayaa walaac ka muujiyey xiisadda ka oo cusboonaatay  Gaalkacayo, taas oo sababtay dhimashada ugu…

Read More

Israel oo Safiiradeedii kala baxaysa Senegal iyo New Zealand Si ay Uga Aar Gudato Talaabadii Golaha Amaanku Shalay Meel Mariyey

Israel  24. December 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal Wasaaraha dalka Isra’iil Benjamin Netanyahu ayaa qaadaya tallaabooyin diplomaasiyadeed oo ka dhan dalalkii horkacayey qaraarkii laga ansixiyey Qaramada Midoobay ee looga soo horjeeday dhismayaasha dadka Yuhuudda ah ee daanta galbeed iyo bariga Qudus, taas oo Falastiiniyiintu ay Qudus u aqoonsan yihiin inay tahay caasimadooda. Netanyahu ayaa maanta oo sabti…

Read More

Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Bedka soo Dhigay Qodobadii Kulmiye Ku Hantay Quluubta Shacabkii u Oomanaa Isbedel & Xaalada Maanta DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):-Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Daa’ud Xuseen Jaamac (Foodcade) oo Maanta ka hadlayay Shirweynaha Heer qaran ee La Dagaalanka Tahriibka ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye ku Guul daraysay Wax ka qabashada Tahriibka oo ahaa Qodobadii ugu Muga weynaa ee ay ku galeen Tartankii Doorashada Madaxtooyada ee uu…

Read More

Guddoomiye Ku-Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyey Wada Hadalka Dawladda Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax,oo maanta qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadley gudaha magaalada Hargeysa ayaa si weyn u soo dhaweeyey wada hadalka ay dawladda Somaliland la bilowdey maamulka Khaatumo. Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegey in ay uga kici dooonaan kuraasta…

Read More