”Ma Jiraan Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Booliska oo Hogaanka Kulmiye Xilal u Magacaabay” Afhayeenka Booliska Somaliland DAAWO

Hargeysa() Af Hayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa beeniyay Warar Warbaahinta Qarkood Qoreen Oo Sheegaya in masuuliyiin ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland Xilala Looga Magacaabay Mid Ka Mida Asxaabta Qaranka  Somaliland Gaar ahaan Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye .  

Read More

Mas’uuliyiinta Garabka la baxay Aqlabiyadda Xisbiga UCID oo Fariin u Diray Taageerayaashooda Gudo iyo Dibad ba

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Garabka la baxay aqlabiyadda ee Xisbiga UCID, ayaa fariin u diray guud ahaan taageerayaashooda kala duwan ee ku kala sugan dalka iyo dibaddiisa ba, waxaana ay shaaciyeen in maalinta khamiista ee soo socota ay ku biiri doonaan Xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana loo samayn doono Xafladda soo dhaweynta. https://www.youtube.com/watch?v=ET0d0B4L04k

Read More

”Waxa Cad Raadkii Muuse Biixi ee Jidgooyada ugu galay M.Siilaanyo” Guddoomiye Cirro oo Dibadda u Soo Faqay Taariikhihii Madoobaa ee Gudoomiye Biixi+Si Adag uga Hadlay Hadalo Ka Soo Yeedhay DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag u la hadlay guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay in uu taariikh madow ku lee yahay Somaliland. ”Waxa Cad Raadkii Muuse jidgooyada ugu galay Madaxweyne Axmed Siilaanyo”

Read More

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Dib ugu Laabtay Fankii iyo Madadaalooyinkiisii+ Madal Faneed oo uu Ka Soo Dhex-muuqday+[SAWIRO]

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo hore u ahaa Murashaxii Madaxweynaha Xisbiga UCID, balse haatan ka tirsan Xisbiga KULMIYE, ayaa dib ugu laabtay shaqaddiisii fanka iyo madadaalada ee uu hayey ka hor intii aanu ku soo biirin saaxadda siyaasadda, waxaana uu si kedis ah uga soo dhex-muuqday madal faneed oo talefeeshanka…

Read More

Prof.Cali Khaliif Oo Si Rasmiya U Shaaciyey Musharraxa Ku Guulaysan Doona Madaxweynimada Dalka Somalia DAAWO

Buuhoodle 29. December 2016 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Pro.Cali Khaliif Galeydh ayaa Bedka soo dhigey Musharraxa ku guulaysan doona madaxtinamada jagada Madaxweyne ee dalka Somaliya. Pro.Cali Khaliif Galeydh ayaa si cad u sheegey in aanu jirin qof la tartami kara madaxweynaha haatan ee wakhtigiisu sii dhammaanayo ee Xassan Sheekh,waxaana uu yidhi isaga oo arrimahaas ka…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirada Somaliland ee dalalka Dibeda DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirada Somaliland u fadhiya Wadamada dibeda oo muddo laba maalmood ah uu tababar uga socday Hargeysa waana markii labaad ee ay kulmaan safiirada Somaliland. Kulankan Waxaa Madaxweynaha Ku Wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Mudane Sacad Cali Shire.

Read More

Daawo Sawiradii ugu Xiisaha badnaa ee Warbaahinta soo bandhigeen sanadkan sii dhamaanaya

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Wakaalada Wararka caalamka qaarkood ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Sawiradii ugu xiisaha iyo saameynta badnaa ee la qaaday sanadkan sii dhamaanaya ee 2016-ka. Sawiradan ayaa ah kuwa laga qaaday meelo kala duwan, waxaana qaarkood yihiin kuwa saameyn siyaasadeed wata, waxaa sidoo kale ku jira sawiro soo jiitay dareenka dadka…

Read More

Xildhibbaan Maxamed Faarax Qabile oo Dhaliilo Xooggan Ku Hurgufay Xisbiga KULMIYE DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland,sidoo kalena sheegey in uu ku biirey xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI,oo maanta qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magalaada Hargeysa ayaa eedo culus waxaa uu u jeediyey gudida doorashooyinka Somaliland. Geesta kale waxaa uu Xildhibaan Maxamed Faarax…

Read More

Mashiinkii Lagu Sameyn Jiray Baasaboorka Somaliland oo Cil Awgeed u Fadhiistay

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Mishiinkii lagu daabaci jiray baasaboorka Somaliland, ayaa gebi ahaan ba u fadhiistay cilad farsamo oo soo foodsaartay taasi oo sababtay in uu boqolaal dadweynaha oo baasabooro doonayaa ay maalmahii ugu dambeeyey mashquul ka dhigaan xarunta laanta Socdaalka ee magaalada Hargeysa. Xidhiidh aanu la samaynay mas’uuliyiin ka tirsan laanta socdaalka Somaliland…

Read More

Muuqaal Ku Qiiro-gelinaaya oo Ku Saabsan Dadka Abaarahu Saameeyeen ee u Soo Hayaamay Deegaanada Galbeedka Somaliland DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo waagii ay abaarahu ka bilaabmeen abaaraha ka jira deegaanada bariga Somaliland, ayaa dadkii ay abaarahu sida daran u saameeyeen waxa ay u soo hayaameen deegaanada galbeedka Somaliland oo ay xoolahoodii u la soo carareen dhulkaasi oo baad iyo biyo ba lahaa wakhtigii hore balse hada dadka oo ku…

Read More

Musharaxiinta Madaxweyne Qaarkood oo bilaabay in ay Isbaheysi sameestaan kadib markii Xaalka ku xumaaday

Muqdisho 29. December 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa bilaabay in isbaheysi ay sameestaan si ay tartan adag ula galaan Madaxweyne Xasan Sherekh Maxamuud oo mar kale u tartamaya in kursigaasi kusoo laabto. Musharaxiinta Qaarkood ayaa hada bilaabay in damacooda ay hoos u dhigaan ayna isbaheysi la noqdaan Musharaxiin kale…

Read More

Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde oo Kulan Ballaadhan La Qaatay Qeybo Ka Mid ah Jaaliyadda Ka Soo Jeeda Goballada Maroodi-jeex, Saaxil, Togdheer, Hawd iyo Hargeysa

London 29. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa jaaliyadda qurb-joogta ah ee goballada Maroodi-jeex, Saaxil, Hawd, Togdheer iyo Hargeysa ba kula qaatay galbeedka magaalada London ee dalka Ingiriiska. Kulankan oo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiin tira badan oo ka tirsan Xisbiga WADDANI, madaxda laamaha iyo taageerayaal aad u…

Read More

Dawladda Isra’el Oo Ka Gubatey Hadal Ka Soo Yeedhey John Kerry Xog-hayaha A.Dibedda Ee Dalka Mareykanka

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imnaya dalka Israa’iil ayaa sheegaya in Ra’isal wasaaraha Israel, Benjamin Netenyahu, uu cambaareeyey hadal uu jeediyey xog-hayaha arrimaha dibedda Maraykanka, John Kerry, kuna tilmaamay mid eex ah oo aad u dhaliilayey dalkiisa. Ra’isal wasaaraha Israel, Benjamin Netenyahu ayaa Waxa uu sheegay in Kerry si talax tag ah diiradda u…

Read More

Madaxweyne Qirtay in Diyaarad Hawada Mareysa uu Ka soo Tuuray Dad Musuq maasuq Sameeyay

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dalka Filibiin oo ah nin ad adag dagaal xoogana kula jira Musuq maasuqa iyo daroogada ayaa sheegay in dad Musuq maasuq ku kacay uu kasoo tuuray Diyaarad Nuuca Helicopterka ah oo hawada mareysay. Rodrigo Duterte ayaa ugu hanjabay saraakiisha iyo shaqaalaha dowlada in uu ciqaabi doono uuna diyaarad hawada…

Read More

DAAWO: Xukuumadda oo Ka Hadashay Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland, Sacad Cali Shire, oo ahaa Guddoomiyihii Weftiga Somaliland ee wada-hadalka kula yeeshay Kooxda Khaatumo Caasimada Dalka Itoobiya ee Addis ababa ayaa faahfaahin ka bixiyey heshiiskii ay halkaasi kusoo gaadheen. hadalka Wasiirka oo dhameystiran daawo. https://www.youtube.com/watch?v=VLK79H11aWE

Read More

Dhamaan Hogaankii Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Maroodi jeex oo Hal Mar is wada casilay

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Waxaa goor dhawayd xilkii iyo xubnimadii Xisbiga Kulmiye iska casilay Guddoomiyihii Garabka Haweenka Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye, qaar ka mid ah Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobol Maroodijeex iyo Xubno Haween ah oo ka tirsan Ururka Qaranka ee NOW, waxaanay sidaas ku sheegeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Hargeisa. Xubnaha is…

Read More

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirwaynihii 8aad ee Dallada heer qaran ee SONYO DAAWO

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Shirwaynahaasi oo lagu qabtay Hotelka Ambassador waxa kasokow Madaxwayne-xigeenka kulankaas ka qayb galay Madaxda ugu saraysa Saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI.,Guddomiyaha hay’ada Shaqaalaha Dawlada, wasiiro iyo Madax kala duwan. waxaanay masuuliyiintaasi halkaa ka soo jeediyeen khudbado ay…

Read More