Soomaaliya oo ku fariisaneysa kursiga Africa ee Gollaha Amaanka
NY June 14, 2024(QJ)-Soomaaliya ayaa la filayaa in ay hesho mid ka mid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo aan cidna kula tartamin kursiga Afrika. Doorashada ayaa lagu wadaa in ay dhacdo inta lagu guda jiro kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay 6-da bisha June. Soomaaliya ayaa…
