“Madaxwayne Waxaad Wasiirka Ka Dhigatay Ninkii Ugu Beenta Badnaa Somaliland,” Mid ka Mid ah Cuqaasha Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Cuqaasha Gobolka Sanaag ayaa waxa uu ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka jirta waqtigan iyo kaalinta xisbiga Kulmiye uu ka galay oo uu ku dhaliiley. Dhanka kale Caaqilkan ayaa waxa uu madaxwaynaha somaliland ku dhaliilay in wasiirka Madaxtooyada aanu u dhiibin wasiirkii ku haboonaa ee…

Read More

Guddiga Doorashada Dadban ee Somalia oo Kulan Xasaasi ah la Yeeshay Odayaasha Muqdisho Ku Sugan ee Beelaha Somaliland & Dulucda Qodobo la isku Afgartay

Muqdisho 21. December 2016 (SDN/QJ):- Guddiga heer Federaal ee hirgelinta Doorashooyinka dadban ayaa kula kulmay Muqdishu Odayaasha Beelaha Somaliland, oo ay kala hadleen xallinta khilaafka hareeyay soo xulista Xildhibaanada. Guddiga, ayaa sheegay in ujeedka Kulankaasi uu ahaa sidii Odoyaasha ugala shaqeyn lahaayeen xal ka gaaris lagu sameeyo arrimaha muranku ka jiro. Wararka Warbaahintu ka heshay…

Read More

Go’aan cusub oo laga soo saaray 11-kii xildhibaan ee guddiga xalinta khilaafaadku Doorashada Somalia uu Laalay 

Muqdisho 21. December 2016 (SDN/QJ):- Madasha wada tashiga Qaran oo ay xubno ka yihiin madaxda dowlada Somalia iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maalmahan ku lahaa magaalada Muqdisho kulamo ku saabsan arrimaha doorashooyinka. Hogaamiyeyaasha madasha ayaa sida warar lagu kalasoon yahay sheegayaan diiday go’aankii Guddiga xalinta khilaafaadka ku laaleen 11-kursi oo ka mid ahaa aqalka Hoose…

Read More

Xildhibaano Hore Iyo Murashixiin Lagaga Guulaystay Doorashooyinkii Maamul Goboleedyada Somalia oo Sheegay inay Maxkamada Caalamiga ah Dacwad kaga Furi doonaan Gudida Doorashada Dadban

Muqdisho 21. December 2016 (SDN/QJ):- Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xildhibaano hore iyo musharixiin looga guuleystay doorashadii dhawaan ku soo dhamaatay gobolada dalka, ayaa siweyn uga soo horjeestay habkii loo maamulay doorashada. Xildhibaanada iyo musharixiinta shirka yeeshay ayaa sheegay in guddiyadda doorashooyinka oo idil ay ku kaceen wax ceeb ah howlahii loo idmadayna ay…

Read More

Shirka Madasha Wada Tashiga Somalia oo lagu magacaabay Guddiga Abaaraha heer Qaran oo Somaliland Xubin ka Tahay

Muqdisho 21. December 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaasha ka qeybgalaysa Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ee ka socda Muqdishu, ayaa magacaabay Gudi loogu magac-daray “Gudiga Qaranka ee Gurmadka Gargaarka Abaaraha”, kaasoo ka kooban Sagaal xubnood oo matalaya DFS iyo maamul goboleedyada. Wasiirka Warfaafinta Somalia Maxa’ed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa Shir jaraa’id oo ka dhacay Muqdishu ka shaaciyay Guddigan…

Read More

Musharaxiinta Madaxweyne ee Somalia oo Qaar ka Mid ah ay Dhaqaale Daro la Soo Deristay & Rajadooda Mustaqbal oo Mugdi Gashay

Muqdisho 21. December 2016 (SDN/QJ):- Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaan la ogeyn ilaa hada xiliga rasmiga ah ay dhaceyso, waxaana marar badan dib u dhacyo ay ku yimaadeen waqtiyo kala duwan oo loo asteeyay in ay dhacayaan Doorashada Gudoonka Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha. Musharaxiin badan ayaa isku soo taagay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, Musharaxiinta qaarkood ayaaba mar…

Read More

Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo Xabsiga Ka Sii daysay Sheekh Aadan Sune & Cida ka Shaqaysay Xoriyad helistiisa

Hargaysa 20. December 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga kasii daysay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame “Sunne” oo kamid ah culimada waawayn ee magaalada Hargeysa – kaasi oo bishii May ee sanadkan ay gurigiisa kala baxeen ciidamada RRU-da. Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa bishii July ee sanadkan ku xukuntay xabsi gaadhaya hal sano iyo badh, iyadoo wakhtigaasi…

Read More

Xisbiga Waddani oo Cambaareeyay Jidh dil ay sheegeen in loo Gaystay Xoghayihii Cadaaladda Xisbigaas DAAWO

Hargaysa 20. December 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka Waddani ayaa cambaareeyay jidh dil ay sheegeen in habeenkii xalay loo gaystay Xoghayaha cadaalada Xisbiga mucaaridka ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun. Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Maxamed Sidiiq Dhame, ayaa warbaahinta u sheegay in falkaasi lagula kacay Xoghaye Barkhad ay fadeexad ku tahay tartanka siyaasada xisbiyada Somaliland. Waxaa…

Read More

Siyaasi Cali Guray oo Cadeeyay in Hadii Sharciga la Hor Keeni waayo Cidii Shirqoolka u Gaystay Haldoor Barkhad Batuun uu Denbigu ku Cadaan doono Xisbiga Kulmiye

Hargaysa 20. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Weerar nabaro Loogu gaystay Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Waxaanu Sheegay in Falkaasi ahaa Mid Fool Xun Isagoo Laamaha amaanka Gaar ahaan Booliska u Soo Jeediyey inay Sharciga hor keenaan Cidii Falkaas ka danbaysay Isagoo Hoosta ka Xariiqay…

Read More

Xaqiiqada Sheekada Mucjisada ah ee Hore loo arag ee ku Habsatay Qoys Deggan Burco, Isbeddelka Midabbada Cuntada & Biyaha DAAWO

Burco 20. December 2016 (SDN/QJ):- Qoys ku dhaqan Xaafadda Aktoobbar oo ka mid ah Xaafadaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa Mucjiso aan hore loo aragi la soo deristay, isla markaana Cuntada ay karsadaan iyo Biyaha ay shubtaanba yeelanayaan midabbo aanay hore u arag oo kala duwan, iyaga oo Biyo kasta oo ay Shubtaan…

Read More

‘’Rajada aan Qabo way ka Xoog badan Tahay Tii 2010-kii ee Xisbi Mucaarid ah aanu ahayn Waayo Maanta anagaa Taladii Hayna’’ C.raxmaan Saylici DAAWO

Hargaysa 20. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka hadlay eedo loo soo Jeediyey Gudida uu Gudoomiyaha u Yahay ee Gurmadka abaaraha Waxaa Kale oo uu Fariin u diray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Read More

Xidhiidhkii Xukuumadda Somaliland Ee Arrimaha Dibada Oo Halkii U Hoosaysay Maraya Iyo Madaxtooyada Oo Ka Maarmi Wayday Inay Dib U Raacdo Dhabbihii Uu Daahir Rayaale Jeexay

Hargaysa 20. December 2016 (SDN/QJ):- Warar Madax bannaan ayaa tibaaxay in Madaxtooyadda Somaliland ay hadda uun Qarwaaqsatay in Xidhiidhkii Caalamiga ahaa ee ay Somaliland la lahayd Beesha Caalamku uu si weyn hoos ugu dhacay islamarkaana uu marayo meel aan la qarsan Karin,Waxaanay wararku sheegayaan in Xukuumadda siilaanyo dib boodhka uga jafayso Wadadii uu Daahir Riyaale…

Read More

Jab’had Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Buuhoodle Xilli Ay Wadahadalo U Socdaan Xukuumadda Iyo Khaatumo + Ujeedada Jabhadan Loogu Dhawaaqay

Buuhoodle 20. December 2016 (SDN/QJ):- Shir lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka sool ee Buuhoodle ayaa lagaga dhawaaqay jab-had cusub oo la magac baxday jab-hadda xoraynta Khaatumo, taas oo la sheegay inay dagaal kala hor iman doonto dawladda Somaliland.   Jabhadan ayaa ka soo hor jeedd wadahalada Somaliland iyo kooxda Khaatumo uga socda dalka…

Read More