95 Maalmood oo Doorashada Madaxtooyada ka Hadhay,Qabyada Muuqata,Abaarta Taagan,Dareenka Xisbiyada & Mudo Kordhin Iman Karta
Hargaysa 22. December 2016 (SDN/QJ):–95 Maalmood ayaa inaga xiga 28 March 2017 oo ah maalinta la qoondeeyay inay shacabka reer Somaliland u dareeraan doorashada madaxweynaha Somaliland hoggaamin doona shanta sannadood ee soo socda. Hase yeeshee, mudada 95-ka maalmood ah oo ay ku jiraan 14 Jimce, ayaa ah wakhti gaaban marka loo eego qabyada muuqata ee…
