Maxay Somaliland la yimaaddeen Xubnaha Ka Socda ECHO & OCHA ee Kulammada la yeeshay labada Dhinac? DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):-Wefti ka socda Hay’adda Xidhiidhka Gargaarka Bina-aadaminnimo qaabbilsan ee OCHA iyo Midawga Yurub ee ECHO, ayaa soo gaadhay Somaliland, isla markaana kulammo kala duwan kula yeeshay Hargeysa Guddiga Gurmadka Abaaraha Heer Qaran iyo Madaxweynaha Somaliland oo ay ka wadahadleen sidii ay uga qaybgaadan lahaayeen Caawinta Dadka Abaaruhu ku saameeyeen gobollada dalka…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo ka Digay Dhaxalka ay Yeelanayaan Weerarka Mas’uuliyiinta Mucaaridka Gaar ahaan Waddani DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dhalliilo xooggan ku hurgufay Xisbiga KULMIYE ee sii dhacaaya, waxaana uu sheegay in muddooyinkii dambe ay si aada u soo badanaysay falalka amni darro ee Xisbigaasi uu ka samaynaayo gudaha caasimadda Hargeysa. Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaa uu cod…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaaciyey In Uu U Tartami Doono Gudoomiyaha Golahaas Cirro Dabadii DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyey in uu u tartami doono kursiga gudoomiyaha golahaasi marka uu Cabdiraxmaan Ciro is casilo . Xildhibaankan ayaa waxaa uu sheegay in uu yahay qofkii ku haboona in uu kursigaasi ku fadhiisto maadama oo uu…

Read More

Jarmalka oo Lacag Badan Ku Doonaya Cidii Xog ka Siisa Anis Amri & Ninkan oo Magacyo badan ku Qadhaaban Jiray DAAWO

Parlin 23. December 2016 (SDN/QJ):- Anis Amri waa 24 jir u dhashay dalka Tuniisiya waxaana iminka Lacag aad u fara badan ku doon doonaya Booliiska dalka Germany ka dib markii ay ku cadaatay in uu ahaa shaqsigii fuliyay weerarkii ka dhacay magaalada Berlin . Anis Amri oo wali baxsad ah wuxuu gaari ween jiirsiiyay Suuq…

Read More

Madax-Dhaqameed Reer Awdal Ah Oo Kalsoonidii Kala Laabtay Suldaan Dhawal Kuna Sheegay Siyaasi Leexday

Boorama 23. December 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya degmada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in Madax-dhaqameedka iyo odayaasha beesha Makaahiil (Samaroon) kana tirsanaa gudida guud ee madax-dhaqameedka beesha Samaroon ay kulan deg-deg ah oo ay shalay iskugu yimaadeen waxay shaaca ka qaadeen in ay kalsoonidii kala noqdeen Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal oo ahaa…

Read More

“Sas Kama Qabo Fannaaniinta, Waayo? Waa Dad Sida Wadaaddada Mid Xun Iyo Mid Wanaagsan Laga Helayo….” Wasiir Xilkii & Wasaaradii loo Igmaday aan La Wareegin Waa Wasiirka Wasaaradda Cusub Ee Dhaqanka & Dalxiiska & Caqabadaha uu Wajahayo DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Cusub ee Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland Khadar Xaaji Yuusuf Cabdillaahi, ayaan illaa hadda la wareejin Xilka Wasaaraddaasi oo ah Wasaarad Cusub oo hadda uun la yag-leelayo. Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa ahaa Laba Waaxood oo hore uga mid ahaa Wasaaradda Warfaafinta oo dhaqanku ka mid ahaa iyo Dalxiiska oo…

Read More

Xayiraaddii Sucuudiga Ka Dib, Xoolo Uu Markab Ka Qaaday Dekedda Berbera Oo Lagu Iibsaday Sayladaha Dalka Sucuudiga 

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Toddobaad ka hor dawladda Sacuudigu Xayiraad saartay Xoolihii uga dhoofi jiray Guud ahaa dhulalka Soomaalidu degto, ayaa waxaa la sheegayaa in Go’aankaasi kadib markab xoollo daabuley uu ka tagay dekadda magaalada Berbera. Qaar ka mida Ganacsatada Xoolaha ee magaalada Burco oo shalay u warmayay idaacadda Ergo ayaa sheegay inaanay…

Read More

Warbixin Caalami Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Saraakiishii Siyaad Barre Ee Ka Qayb-qaatay Xasuuqii Reer Somaliland, Waxa Diidaya Midnimo Dambe Oo Dhex Marta Muqdisho & Hargeysa

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Majaladda Caanka ah ee  falanqeysa Siyaasadda Geeska Afrika ee Horn Diplomat, ayaa warbixin dheer ka diyaariyay sababta aanay mar dambe u midoobi karin Somaliland iyo Soomaaliya. Warbixintan oo ciwaan looga dhigay “Sababma ayay Somaliland ula midoobi wayday Soomaaliya?” ayaa waxaa lagaga sheekeeyay dhibaatooyinkii ay shacabka reer Somaliland kala kulmeen dawladdii…

Read More

Mujaahid Dhego-wayne Oo Walaac Ka Muujiyay Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland iyo Doorashada Madaxtooyada

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhega-wayne) oo ka mida siyaasiyiinta Somaliland, ayaa  sheegay in siyaasaddii arrimaha dibada ee Somaliland dib u dhac wayni ka muuqdo. Mujaahid Dhagawayne,  waxaa uu sheegay in siyaasaddii arrimaha dibadu ay gabaabsi ku jirto taasina ay keentay in beeshii caalamku ay kulamo la yeelato xisbiyada mucaaridka ah,…

Read More

Suldaan Si Adag Uga Hadlay Weerar Loo Gaystay Garyaqaan Barkhad, Ganacsade Ina-Awsiciidna Ku Goodiyay Inuu Ku Celin Doono Halkii Uu Shaqada Ka Bilaabay

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah Salaadiinta reer Somaliland ee ku dhaqan Gobolka Togdheer ayaa ka hadlay weerarkii loo gaystay Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Batuun oo dhabar loogu gaystay Magaaladda Hargeysa,Waxaanu ku goodiyay Suldaanku in loo soo aargooyn doono Barkhad,Waxa kale oo uu…

Read More

Magacyada & Qabiilada afar ka mid ah xildhibaanada Somaliland u Matalaya Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia ee Shalay la doortay

Muqdisho 23. December 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo doortay afar xildhibaan oo ka mid ah xubnaha aqalka hoose ee Baarlamanka Somalia ku metelaya gobolada Woqooyi. Doorashadan xubnaha gobolada woqooyi ayaa si is daba joog ah hakad loo gelinayey todobaadyadan ka dib murano iyo isqabqabsi ka taagnaa ergooyinka qaarkood. 1-Biixi Iimaan Cige oo ka…

Read More

Ciidamo Ka Itoobiyaan Ah Oo Si Badheedh Ah Duhur Cad Magaaladda Wajaale Uga Dhex Qafaashay Nin Ganacsade Ah Iyo Ciidamada Ammaanka Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Ciidankaasi Soo Hagay

Wajaale 23. December 2016 (SDN/QJ):- Illaa Laba Askari oo sida la sheegay ku hubaynaa Baastoolado,Kuna Labisnaa Dirayska Ciidanka Liyuu Booliiska ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa Duhur cad ka dhex Qafaashay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale ee Gobolka Gabiley nin Ganacsade ah oo Soomaali ah oo magaciisa lagu sheegay Fanax,Kaasi oo marka la afduubtay ku dhex sugnaa meher…

Read More

Baarlamanka Dalka Kenya oo Gacmaha Isula Tegay & Xildhibaanada Mucaaridka oo Maxkamada Sare Dacwad la Tagay

Nairobi 23. December 2016 (SDN/QJ):- Baarlamaanka dalka Kenya oo kulan isugu yimid Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Nariobi ayaa gacmaha iskula tagay xili ay u fadhiyeen ka doodista isbaddelo lagu sameenayo sharciga doorashada dalkaasi.   Kulanka Baarlamaanka ayaa ahaa mid looga doodayay isbadalo la doonayo in lagu soo kordhiyo sharciga doorashada dalkaasi, waxa ayna Baarlamaanka ka…

Read More

Shuruudaha Laga Doonayo Murashaxiinta Guddoonka Labada Aqal iyo Madaxweynaha Somalia 

Muqdisho 23. December 2016 (SDN/QJ):- Soomaaliya waxaa gebo-gabo mareysa doorashada labada aqal, Aqalka hoose ee gobollada waqooyi waxaa ka dhiman tiro yar oo Xildhibaano ah halka aqalka sare oo aan weli la dooran uu yahay 11 Xildhibaan.. Haweenka Aqalka hoose ku jira waa 61 Xildhibaan, 21 Xildhibaan oo dheeraad ah ayey heleen sanadkan marka la…

Read More

Addis Ababa: Kumanaan Maxbuus Oo La Siideynayo Iyo Kumanaan Kale Oo La Maxkamadeynayo

Addis Ababa 23. December 2016 (SDN/QJ):- Ku-xigeenka Af-hayeenka Dawladda Itoobiya Mr Zadig Abraha ayaa sheegay in dawladda Itoobiya sii daysay ku dhawaad toban kun oo maxbuus, isla-markaana Maxamadda la hor geyn doono ilaa laba kun iyo shan boqol oo Maxbuus oo kale, Maxaabiistaa oo dhamaantood xabsiyada dalkaasi loo taxaabay muddadii xukunka degdega ahi saarnaa dalkaasi….

Read More

Jaamacadda Copenhagen oo ka Digtay Haliso Caafimaad oo ka Dhasha  Haddii la Isku Badiyo  Baraha Bulshadda

London 23. December 2016 (SDN/QJ):- Inaad wakhti badan aad ku jirtid baraha bulshada, ayaa waxay kuu keeni kartaa masayr iyo inaad ku faraxsanaan waydo noloshaada, ayaa lagu sheegay daraasad cusub oo la soo saaray.   Daraasaad  ay samaysay Jaamacadda Copenhagen, ee dalka Denmark, ayaa sheegaysa in isticmaalka barta bulshada ay keenayso dareen masayr.Waxay gaar ahaan…

Read More

Masuuliyiin Xukuumadda & Kulmiye Ah Oo Kulamo La Yeeshay Diblomaasiyiinta Turkiga U Fadhiya Muqdisho Iyo Hargeysa

Hargaysa 22. December 2016 (SDN/QJ):–Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ahna Murrashaxa Jagada Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan guddoomiye ku xigeenka labaad Axmed Cabdi dheere iyo Af-hayeenka Xisbigaasi Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) iyo Wasiirka Duulista Hawada Somaliland ayaa meelo kala duwan kulamo kula la yeeshay Safiirka dawladda Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya…

Read More

Mas’uulkii 2aad ee Xisbiga Waddani ka Tirsan oo Waxyeelo Loo Gaystay & Taliska Ciidanka Booliska oo Si Maqaam Hoose ah uga Hadlay Falalkaas Shirqool DAAWO

Hargaysa 22. December 2016 (SDN/QJ):–Habeenkii Xalay ayaa Koox aan Weli la aqoonsani Waxay Waxyeelo Gaadhsiiyeen Gudoomiyaha Garabka Dhallinyarada Heer Qaran ee Xisbiga Waddani Maxamed Dhame iyadoo Laba habeen ka horna Nabaro la soo Gaadhsiiyey Xoghayihii Caddaalada eee Xisbiga Waddani Barkhad Batuun. Afhayeenka Ciidanka Booliska Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa ka hadlay Fal Denbiyeedyo lagula Kacay…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inaan La Saxeexayn Heshiiska Imaaraadku Saldhigga Kaga Samaysanayo Berbera Illaa Baarlamaanka Ogolaado DAAWO

Hargaysa 22. December 2016 (SDN/QJ):–Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Warar Shalay ku soo baxay Warbaahinta Gudaha, kuwaasi oo sheegayey in Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Somaliland si rasmiya u kala saxeexdeen Heshiis uu Imaaraadku Saldhig Ciidan kaga samaysanayo Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo Shalay…

Read More

“Anigu Waxaan Ahay Ragga Markay Arkaan In Gabadhu Yar Caajisan Tahay Raashinka Karinayey, Carruurtana……..” Wasiir Caddaani DAAWO

Hargaysa 22. December 2016 (SDN/QJ):–Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxar-diid (Caddaani), oo Shalay Xilka u kala wareejiyey Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Marwo Shukri Xariir Ismaaciil iyo Wasiir ku-xigeenka Cusub ee Wasaaraddaasi, ayaa sheegay inuu si gaar ah xil iskaga saarayo horumarinta Hablaha Hawl-wadeennada ka ah Wasaaradda Warfaafinta. Wasiir Caddaani…

Read More