Dareenada Ku Xeeran Safar uu Siyaasiga Jamaal Cali Xuseen ku Tegayo Beri Magaalada Berbera
Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Da’da yare ee ku dhex daalay Dhaqanka siyaasadeed ee ka jira Somaliland isla markaana mudo afar sano ah Afka ka ahaa musharax madaxwayne oo xisbiga Ucid ah. Aqoonyahanka ayaa waxa mudadaasi afarta sano ah ka dib ay dantu u run sheegtey in uu ku dabo faylo sida la…
