Fool Maroodi Loo Tahriibinayey Masar oo lagu Qabtay K/Sudan.

Jubbah 11. December 2016 (SDN/QJ):- Badhtamihii Todobaadkii Tegay waxa garoonka diyaaradaha ee magaalada Jubbah ee Dalka K/Sudan lagu qabtay fool maroodi miisaankiisu gaadhayo ½ Ton kaas oo sida la sheegay loo tahriibinayey dhanka Dalka Masar. Magaalada Jubbah, Caasimada Dalka ay colaaduhu ragaadiyeen ee K/Sudan ayaa muhiimad weyn u leh isu socodka duulimaadada dalalka Afrika iyadoo…

Read More

Tirada Tacaddiyada Iyo Gabbood-Fallada 2016 Xukuumadda Somaliland iyo Boolisku Kula Kacday Shacabka iyo Saxaafadda

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Xarunta Xuquuqda Aadamaha Somaliland (Human Rights Centre) oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa soo Bandhigtay Warbixin-sannadeedka 2016 ee dhacdooyinka ka dhanka ah Xuquuqda Aadama ee Somaliland ka dhacay illaa bishan bisheedii ee sannadkii hore. Waxaanay Xaruntu shaacisay tacaddiyada ka dhanka ah Xuquuqda aadamaha iyo Xorriyadda Hadalka ee sannadkan dalka ka…

Read More

Budhcad Kooxo Kuwada Socota Oo Habeenkii Guryaha U Dhacaysa Hargeysa Iyo Xaafado Badan Oo Caasimada Ka Tirsan Oo Laga Dareemay

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Budh-Cad Tooriyo Iyo Cawjado ku hubaysan oo wakhtiga Habeenkii Guryaha xoog ugu dhacaysa ayaa si weyn looga dareemay Xaafado Badan oo ka tirsan Caasimada Somaliland ee Hargeysa,Waxaanu Habeen hore falkii u dambeeyay uu ka dhacay Xaafada ka dambaysa Huteel Maansoor ee Galbeedka Magaaladda Hargeysa ee Degmadda Ibraahim Koodbuur oo ay…

Read More

Maareeyihii Hore Ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa: Tirada Mashaariicda Hirgelay, 75 Bilood Oo Uu Xilka Hayey

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Maareeyihii hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis, ayaa Xilka Wakaaladda ku wareejiyey Maareeyaha Cusub ee Madaxweynaha Somaliland uu Toddobaadkii hore u soo Magacaabay. Munaasibadda Xil-wareejinta oo ay ka qayb-galeen Masuuliyiin badan oo ay ka mid yihiin Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha Mahdi Cismaan Buuri, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Kayser Cabdillaahi…

Read More

Daliillada & Khayraadka La Sameeyo Xaflada Xuska Mawliidka Rasuulka (SCW) & Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Muxuu ka  koobanyahay xuska Mawliidka Rasuulka SCW?. Sida la ogsoonyahay dhammaan qaybaha ay ka koobantahay Xafladda loo sameeyo Xuska Dhalashada Rasuulka SCW waxay ka koobantahay:- Siirada Rasuulka SCW oo la aqriyo. Qasiidooyin lagu amaanayo Rasuulka SCW. Salliga Rasuulka SCW oo la badiyo. Sadaqa la bixiyo. Muujinta Jacaylka iyo wayneynta Rasuulka…

Read More

Magacyada iyo Beelaha ay ka Soo Jeedaan Dufcadii labaad ee Xubnaha Magaca Somaliland Ku Galaya Aqalka Hoose ee Somalia

Muqdisho 11. December 2016 (SDN/QJ):-Qeybtii labaad ee doorashada Xubnaha magaca Somaliland ku galay aqalka hoose ee baarlamanka Somalia ayaa maalintii shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaa loo tartamay doorashada illaa shan kursi oo ka mid ah xubnaha aqalka hoose waxaana ku soo baxay illaa shan xildhibaan oo isugu jira rag iyo dumar. Kursiga Beesha Habar…

Read More

Maxaa Soomaalida Ku Badiyey Gaastarida Iyo Laab-Dillaaca (Laab Jeexa), Sidee Loola Tacaalaa?

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Gaasta ama lab dillaaca aadka u darani waa xanuun badanaa guud ahaan dadka Somaalidu gaar ahaan reer Somaliland aad uga cawdaan, wuxuuna ku dhacaa caloosha, waxaana keena dhowr sabab oo kala ah: -Daawooyinka qaarkood sida asprin-ka, antibiotics-ka qaar kamid ah iyo kuwa kalaba – Aysiidha caloosha oo badata, taasoo ay…

Read More

Ruushka oo lagu Eedeeyey inuu Jabsaday Doorashadii Maraykanka & Dhawaqa Barack Obama

Washington 11. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalkan Maraykanka Barack Obama ayaa amar ku siiyey hay’adaha wardoonka ee Maraykanka inay si sal-ballaadhan dib ugu eegaan wararka la xidhiidha in Ruushku uu jabsaday agabkii doorashooyinka Maraykanka ee sannadkan dhacay. Ka dib markii madaxweyne Obama uu hadalkan shalay ku dhawaaqay ayaa laba ka mida wargeysyada ugu waaweyn dalkan…

Read More

Xaas Madaxweyne Oo Lagu Maxkamadaynayo Fargal Hal Milyan Iyo Badh Doollar Qiimihiisu Ku Dhaw Yahay

Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Xaaska Madaxweynaha Da’da ah ee dalka Zimbabwe Rubart Mugabe, ayaa Dacwad lala tiigsanayaa, ka dib markii lagu soo eedeeyey inay dalbatay Fargal ama Fargashi Dahab ah oo qiimaha Lacagta lagu iibinayaa dhan tahay Hal Milyan iyo Afar Boqol oo Kun oo Doollarka Maraykanka ah. Sida uu doraad qoray Wargeys ka…

Read More

Somaliland house of representatives approves the new minister of commerce and international investment

Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–Today’s session of the House of Representatives which has been chaired by the deputy speaker of the council approves the new minister of commerce and international investment. The deputy speaker of the council Bashe Mohammed Farah officially announced the voting process for the news minister of commerce Omar Shu’ayb Mohamed. He…

Read More

The Somaliland ministries of information and health jointly spoke about a degrees they issued to prohibit medical advertisements

Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–The ministries of information Osman A/lahi Saxardiid Cadani and health Dr. Suleiman Ahmed Essa “Xaglo-tosiye” reported from a degree issued by the two ministries related medical advertisements without permissions from the ministry of health. Somaliland minister of information Osman Saxardid Cadani told that they released a degree which he ordered all…

Read More

Somaliland: Shaqaalaha Dawlada oo La Fasaxay Maalinta Beri oo Axada ah

Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–Iyada oo ay Berri ku beegan tahay Xuska Dhalashada Nebigeenna Suubban Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa ha ahaatee, Isla markaana uu dhigayo sharciga Jamhuuriyadda Somaliland oo ku salaysan Diinteenna xaniifka ah, ayaa waxa lagu war gelinayaa dhamaan shaqaalaha dowladda Somaliland in Maalinta berri ah ay fasax yihiin Munaasibaddaas awgeed. Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha…

Read More

Madaxwayne Afrikaan ah oo Diiday Natiijada Doorashada Madaxtooyada oo uu hore u Aqbalay

Gambia 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :– Madaxweynihii Gambia ee laga guuleystay Yahye Jammeh ayaa diiday natiijadii doorashada Madaxtinimada ee todobaad ka hor ka dhacday dalkaas. Isagoo la hadlayay Tilifiishanka Qaranka ayuu ku baaqay in la qabto doorasho cusub, isagoo gebi ahaanba diiday natiijada doorashada. “Kaddib markii aan baaritaan buuxa sameeyay, waxaa go’aansaday inaan iska diido natiijada…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo ka Hadashay Joojinta Xoolaha, Sacuudi Carabiya ay ka soo dhoofsan jirtey dalka Soomaaliya

Muqdisho 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :– Joojinta Xoolaha Soomaalida ayaa ku soo beegmaysa xilli meelo badan oo Soomaaliya ah ay ka jiraan abaaro ba’an oo saamayn ku yeeshay noloshii dadka reer Guuraaga ah, haddiiba tallaabadani sidaas u dhaqan gashona waxay sii adkaynaysaa xaaladda bini’aadanimo ee Soomaaliya ka jirta, taas oo madaxda Soomaalida iyo hay’adaha Caalamiga ahiga…

Read More

Qarax Is Miidaamin ah oo Maanta Ka Dhacay Kaantarool Ku Yaala Muqdisho,Khasaaraha uu Gaystay Iyo Taarikada Ku Xidhnayd oo Lagu Sheegay Somaliland

Waxaa qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay Koontarool ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Nabad Sugida oo kuyaala deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Sida aan Wararka ku heleyno gaari yar oo nuuca raaxada lagana soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay Koontaroolka Siinka Dheer ay…

Read More