Xildhibaan Maxamud Dheeg oo Ka Warbixiyey Waxyaabo La Yaab Leh oo uu London ku Soo arkay,Sidee Loo Arkaa Baasaboorada Somaliland Iyo Somalia !!! DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamuud Maxamed yaasiin dheeg oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyey safar dalka dibadiisa uu ugu maqnaa Gaar ahaan Dalka Ingiriiska. “Waxan yurub ku soo Arkay Passporada Somaliland iyo Somalia oo kala Qiiimo Sareeya Xaga Tixgalinta oo ka Somaliland ayaa la tix galiyaa,C.Kariin Jiir ayaan…

Read More

Wasiirka Cusub ee Dhaqanka & Dalxiiska oo Durba Dhaliilo u Jeediyey Siyaasi Ismaaciil Buubaa,Xisbiga Waddani & Beesha uu ka soo Jeedo DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiis Md:Khadar Xaaji Yuusuf ayaa Sheegay In Wasaaradan Cusub ee Madaxweynuhu u Igmaday ay Muujin doonto Kartidiisa. Wuxuu Wasiirkan Cusubi Durba Dhaliilo Siyaasadeed u Jeediyey Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa, Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Beesha uu Dhalasho ahaan ka soo Jeedo ee Gobolka…

Read More

Labeentii Garabka Jamaal Cali Xuseen oo Isku Raacay inay La Midoobaan Xisbiga Waddani & Aqoon-Yahan Jamaal oo Mar Kale Madi ku Noqday Garabkiisii DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Inta Badan Siyaasiyiinta Garabka uu Hogaamin Jiray Jamaal Cali Xuseen ayaa qaatay Go’aan ay Sheegeen inay Isku Raacsan Yihiin inay ku Biiraan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Hasa Yeeshee Jamaal Cali Xuseen ayaa Kadib Dhawaaqaas Waxa uu Sheegay in Xubnahani ay Iskood ugu Biirayaan Xisbiga Waddani Isagoo intaas ku daray…

Read More

Hargaysa oo uu Ka Furmay Shir Lagu Naaqishayo Nidaamka Geedi Socodka Doorashooyinka Somaliland DHAGAYSO/DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Shir lagu lafa gurayo geedi socodka doorashooyinka Somaliland ayaa ka furmay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.   Arrimaha shirkan looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah hanaanka doorashada, caqabadaha ku gedaaman iyo waxayaabaha keena inay si isdaba joog ah dib ugu dhacaan.   Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya daneeyayaasha…

Read More

Boqor Raabbi Oo Sheegay In Shidaal Laga Qodayo Deegaano Ka Tirsan Degmada Sallaxley DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Boqor Raabbi Yuusuf Cabdillaahi oo ka tirsan madaxda dhaqanka Somaliland oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Shidaal laga qodayo deegaano ka tirsan degmada Sallaxley, isla markaana la doonayo in dadka deegaankaasi la barakiciyo. Boqorku waxa uu sheegay in arrintan ay hoggaaminayaan dad uu ugu yeedhay…

Read More

‘’Madaxweyne Waxaa Kugu Xeeran Inaad Ogaato Weeyi, Illaahay masuuliyadiisa kaga baxsan maysid nin Hortaada ka Garaacaya Laabta”. Suldaan Aadan Faarax DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Aadan Faarax Cumar, oo ka mid ah Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa, ayaa isku shandhayntii u dambaysay ee uu Madaxweynuhu ku sameeyey Xukuumaddiisa, ku tilmaamay mid aan loo baahnayn wakhtigan islamarkaana aanay ka muuqanin cadaalad buuxdaa. Suldaan Aadan, wuxuu Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu ilaaliyo haybada…

Read More

Dhalinyarada Beesha Abokor Muuse (Ciidagale) Oo Sheegay inay Taageeradii Kala Noqdeen Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumaddiisa

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Kulan ay dhalinyarada Beesha Abokor Muuse ee Ciidagale iskugu yimaadeen magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ku sheegeen inay taageeradii kala noqdeen Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumaddiisa, waxaana ay taageero u muujiyeen hadal kasoo yeedhay Suldaan Aadan Faarax Cumar oo kamid ah salaadiinta Somaliland. Kulanka ay dhalinyaradu iskugu timid kaddib ayaa waxa…

Read More

Dawladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Aanay Somaliland  Ka Maqnayn Doorashooyinka Ka Socda Muqdisho

Muqdisho 08. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida dadban ee doorashooyinka dalka Soomaaliya, ayaa mar uu hadal ka jeediyay xarun lagu dooranayay xildhibaanada maqaar-saarka ee ka soo jeeda Somaliland waxaa uu sheegay in loo dhan yahay doorashada ka dhacaysa dalka Soomaaliya.   Guddoomiyaha doorashada Soomaaliya waxaa uu sheegay in si rasmiya ay u dhacday doorashada dalka…

Read More

“Madaxwayne Siilaanyo Wuu ku Degdegay Xil ka qaadista  Wasiir Baashe..” Shacabka Ceerigaabo

Ceerigaabo 08. December 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mida shacabka magaalada Ceerigaabo ayaa ka dareen celiyay xilka qaadistii madaxwayne Siilaanyo ku sameeyay wasiirka biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac.   Dadweynaha Ceerigaabo waxaa ay casilaadaasi wasiir Baashe ku tilmaameen mid uu ku degdegay madaxwaynaha Somaliland kuwaasi oo ku tilmaamay wasiirkii ugu fiicnaa ee gobolada bariga kasoo jeeda…

Read More

Khudbadii Ugu Danbaysay ee Madaxweyne Obama ku Wadacay Mudadii Xil Hayntiisa Taas oo u Badnayd Amniga Maraykanka,Muxuu Somalia Ka Yidhi? DAAWO

Washington 08. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyey khudbadiisii ugu danbeysey ee ammaanka qaranka. Madaxweynaha ayaa sheegey in dhanka ammaanka waxyaabaha ay Mareykanka ka qabteen ay ka mid tahay howlaha nabad ilaalinta ee Soomaaliya ay ka wado AMISOM oo Mareykanku dhaqaale ku caawiyo isagoo ka digey in Muslimiinta la faquuqo.

Read More

Xiliga la bilaabayo doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Somaliland oo La Shaaciyey

Muqdisho 08. December 2016 (SDN/QJ):- Guddiga doorashooyinka dadban ee u gaarka ah Goballada Waqooyi ayaa ku dhawaaqay in doorashada xubnaha Aqalka Sare ay bilaaban doonto maanta oo Khamiis ah. Doorashada ayaa guddigu sheegay iney ka dhici doonto xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho. Wuxuu sidoo kale guddigu uu sheegay in doorashadaan ay…

Read More

Wasiir ka tirsan xukuumada Somalia oo loo diiday inuu u tartamo aqalka hoose & sababta oo la shaaciyey

Muqdisho 08. December 2016 (SDN/QJ):- Guddiga doorashada dadban ee heer Qaran ayaa soo saaray xalay War-saxaafadeed ku saabsan natiijada ka soo baxday baaritaankii lagu sameeyey shaqaaqadii ka dhalatay kursigii beesha Jidle ee lagu dooranayey magaalada Jowhar. Qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa masuuliyada shaqaaqadii ka dhacday Jowhar 18-kii bishii November…

Read More

Maxaad kala Socotaa Tirada Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Somalia ee ilaa hada la doortay?

Muqdisho 08. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa heer gabo gabo ah maraya Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqal Sare ku matalaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana dhawaan la filayaa in lasoo gabo gabeeyo doorashada Xubnaha wali harsan. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal, Abuukaate Cumar Cabdulle Dhagey, ayaa sheegay in ilaa hada la doortay 204-Xildhibaan oo kamid…

Read More

Qoraal cabsi gelin ah oo loo diray xildhibaanada cusub ee Baarlamanka federaalka Somalia (Akhriso)

Muqdisho 08. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa fariin isugu jirta cabsi gelin, wacdi iyo guubaabo u diray xildhibaanada cusub ee ka mid noqday labada aqal ee Baarlamanka Somalia. Tarsan oo ka tirsan musharaxiinta u taagan doorashada xilka madaxweynaha Somalia ayaa fariintantiisa soo dhigay bartiisa facebook-ga isagoo xildhibaanada…

Read More

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Dhinac Iskaga Leexiyey Xubnaha Sheegay in ay Ku Biireen Waddani Sheegayna in aanaya Matalaynin Mawqifkiisa ayaamaha Soo Socdana DAAWO

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen ayaa sheegay in aanay ku matalin Garabkiisii Xubanaha Ku Biiray Wadani Isla markaana aanay jirin Ilaa imika Meel ay ku biireen Garab ahaam, sidaana waxa uu uu Aqoonyahan Jamaal Ku Faafiye Bartiisa Uu ku Leeyahay Barta Arrimaha Bulshada. Waxaaanu ku Yidhi Sidatan:- Waxaan ku war gelinayaa dhamaan…

Read More

Ergadii uu Dirtay Jamaal Cali Xuseen oo Shaaciyey inay Ku Heshiiyeen inay Ku Biiraan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Jamaal Cali Xuseen oo Ka Gaws Qabsaday DAAWO

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Ergadii Wada Hadalka la Furtay Labada Xisbi Qaran ee Kulmiye Iyo Waddani ee uu Magacaabay Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta Sheegay inay Go’aan Ku Gaadheen inay Ku Biiraan Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadddani Iyadoo Madashii Ergadani hadalkan ka Jeedisay uu ka Maqnaa Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen oo…

Read More