Hogaamiyaha Khaatumo oo ka Hadlay Rajada Wadahadalada Somaliland iyo Beelaha Bariga
Buuhoodle 17. November 2016 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galeydh, ayaa Beeshiisa kula dardaarmay in loo midoobo wada hadalada Kooxda Khaatumo la galeyso dawlada Somaliland. Qaar ka mida madax dhaqameedka iyo siyaasiyiinta Beelaha Dhulbahante, ayaa kasoo Horjeestay wada hadal uu Cali Khaliif la galay Somaliland iyagoo ku dhawaaqay Jabhad ka dagaalamaysa Gobolada Bariga Somaliland. Hogaamiyaha Kooxda…
