Khilaaf Xoogan oo ka Dhextaagan Qoyska Trump iyo Taageerayaashiisa Xil doonka ah,Wakhti uu Ku Mashquulsan Yahay Soo Xulista Dawladiisa DAAWO

Washington 18. November 2016 (SDN/QJ):- Maraykanka ayaa sheegaya in Madaxweynaha cusub ee dalkaasi Donald Trump, iyo xuno ka tirsan qoyskiisa iyo siyaasiyiin katirsan xisbigiisa uu soo kala dhaxgalay khilaaf xoogan oo kusaabsan dhanka siyaasada. Arintan ayaa Waxa ay kusoo beegmaysaa xili ay soo dhawdahay in Donald Trump uu xilka kala wareego xukuumada haatan talada haysa…

Read More

Warbixin Murugo Badan Oo Laga Diyaariyey Xaallada Abaareed Ee Gobolada Bariga Somaliland Iyo Xaalka Nololeed Ee Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Xoolo Dhaqatada Ah DAAWO

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Mudooyinkii ugu dambeeyey ayaa waxa laga dayrinaayay xaallada abaareed ee gobolada Bariga Somaliland gaar ahaan Gobolada Sool,Sanaad,Saraar iyo qaybo ka mid ah gobolka Togdheer. Dad iyo Xoolo ayaa waxa ay ku sugan yihiin sida warbixintu xusayso xaalad aad u adag oo aan la dhayalsan karin una baahan gar gaar deg…

Read More

“Waa in Baarlamaanka Yurub u Codeeyo Qaraar loogu Gudbiyo Aqoonsiga Somaliland Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda ..” Mr.Nirj Deva, Xildhibaan YURUB

Brussels 18. November 2016 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Yurub ayaa lagu dhaliilay inuu ku ceebaysan yahay ka hadal la’aantooda aqoonsiga Somaliland iyo in dal madaxbanaan loo aqoonsado, sida lagu sheegay war saxafaadeed laga soo saaray kulan heer sare oo shalay qabsoomay. Kulan laga doodayey dhinaca sharciga iyo siyaasadeed ee aqoonsiga Somaliland oo lagu qabtay  xarunta Baarlamaanka Yurub,…

Read More

Telefishanka AlJazeera oo Soo Bandhigay Filim ay Diyaarada aan Duuliyaha Lahayn ee Drone-ka Kaga Duubeen Ururka Alshabaab & Saraakiil Is Muujiyey DAAWO

Muqdisho 18. November 2016 (SDN/QJ):- Weriye Xamza Maxamed oo ah weriye u shaqeeya Telefishanka Aljazeera oo dhowaan sawirro uu kasoo qaaday xero ay ku tababartaan kooxda Alshabab baahiyay ayaa soo bandhigay filim cusub. Weriyahan oo ay xidheen nabadsugidda Soomaaliya balse ay sii daayeen isaga iyo agabkii uu Alshabaab kasoo qaaday ayaa Video-gan wuxuu sheegay inuu…

Read More

FALANQEYN: Xirsi Hoggaamiye Isbeddel Ku Sameeyay Siyaasadda Somaliland & Waxqabadka WADDANI

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii uu bishii hore ku biirey xisbiga Waddani hoggaamiyye Xirsi Cali Xaaji Xasan waxaa uu ku dhaqaaqay tallaabooyin waaweyn oo ay ka mid tahay in xisbigaasi qaado waddo cusub, ka dib markii uu toddobaadkani horaantiisii bilaabay hawlgal loogu gurmanayo dadka abaaruhu tabaaleeyeen ee deegaamada bariga Somaliland. Wefti uu…

Read More

Cabsida Iyo Gaaf Wareegga Masuuliyiinta Xilalka Ka Haya Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Iyo Isku Shaandhintii Ugu Cuslayd Oo Miiska Saaran + Xafiisyada Hay’adaha Dawladda Oo Haawanaya!!

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Inta Badan Masuuliyiinta Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo xilalka ka haya ayaa doorkan cabsi xooglihi soo food saartay kadib isku shaandhayntii la hadal hayay oo la sheegay inay ka soo dhamaatay dhinaca madaxweynaha islamarkaana ay u hadhay oo qudha baahintii,waxaanay sidoo kale Arintaasi saamayn ku yeelay Hawl maalmeedkii masuuliyiinta Hay’addaha dawlada oo…

Read More

Madaxwayne Siilaanyo oo Loogu Baaqay in Labada Doorasho Mar la wada Qabto

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa aqalka Gollaha Wakiiladda Somaliland ee Doorashadda soo socota,ayaa muujiyay suura-galnimadda inay doorashadda Madaxtooyadda uu dib-u-dhac ku yimaaddo,marka la-eeggo xaaladda abaareed ee uu Dalka waajahayo oo maalinba ta xigta kasii kululaanaysa. Dr.Maxamed Xasan Finad,ayaa usoo jeediyay Madaxweyne SIILAANYO in haddii uu dib-u-dhaasi yimaaddo uu soo saaro wareegto uu labadda Doorasho…

Read More

Somaliland: Diwaangelinta Guurka & Furriinka Oo La Bilaabayo & Tiro-koobka Dhalashada Iyo Dhimashada Carruurta Oo Socota,Degmooyinka Laga Bilaabay iyo Mudada uu Soconayo

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland iyo Hay’adda UNICEF ayaa ka wada hadlay Mashruuc lagula soconayo Tirada Carruurta ku dhalata qaar ka mid ah Degmooyinka Somaliland iyo kuwa Dhinta ama Saqiira, si markaa loola tacaali karo Xanuunnada keena dhimashada Carruurta yaryar. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) iyo Agaasimaha Guud…

Read More

Hargaysa Iyo Xaafada Xero-Awr: Dhallinyaro Gelalafey Meherad Askartii Ilaalinaysay Hor-fadhiyaan

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Waxa soo kordhaya Rabshadaha Dhallinyarada Xaafadaha Hargeysa qaarkood ka geystaan Suuqyada Magaalada. Dhallinyaradan oo koox koox isku raaca ayaa Xilliyada Habeenkii meelaha qaarkood ka geysta Dhac ay kula kacaan Dadka u socda keli kelida iyo Meheradaha Dadka koobani hayaan, taasina waxay saamayn ku yeelatay dhaqdhaqaaqa Dadka ee Habeenkii, maaddaama oo…

Read More

Qaramada Midoobey Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta Iska Leh Zaad Evc Plus Ku Eedeysay Inay Telefoonada Gacanta Ka Dhigteen Bangiyo Sharci Darro Ah

London 18. November 2016 (SDN/QJ):- Baadhayaasha Qarramada Midoobay ayaa ku eedeeyay shirkadaha isgaadhsiinta ee dalka qalalaasuhu hadheeyay ee Soomaaliya   inay qaab sharci darro ah  u isticmaalaan Telefoonada gacanta  sidii  adeegyadda bangiyadda oo kale. Waxa kale oo ay ku eedeeyeen inay shirkadahaasi dhegaha ka furaysteen inay bixiyaan xogtooda  si loogu qaado ammaanka lagula soconayo lacagaha ay…

Read More

Guurkii Abid Ugu Qaalisanaa Adduunka Oo Shan Maalmood Ka Soconaya Dabbaal-Deggiisu Dalka Hindiya Iyo Lacagta Ku Baxaysa

Bangalore 18. November 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah guurkii ugu qaalisaa aduunka oo shan maalmood soconaya ayaa dabaalddeggiisu ka socdaa koonfurta Hindiya gobolka Karnataka. Maalqabeen lagu magacaabo Janardhana Reddy oo ka ganacsadda macdanta horeynna u ahaa wasiir gobolleed ayaa la sheegay in u ku bixinayey aduun lacageed oo gaaraya 74 milyan oo doolar guurka…

Read More

Dawladda Ruushka Oo Ka Baxday Maxkamadda Caalamiga Ah Ee ICC,Maxaa Keenay?

Moscow 18. November 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Ruushka ayaa ka baxday Maxkamadda Caalamiga ah ee Adduunka, sida lagu sheegay Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin oo  la shaaciyey. Madaxweynaha Ruushka ayaa Wareegtada uu soo saaray ku ku sheegay in Dalkiisu ka baxay isla-markaana aanu xubin ka sii ahaanayn Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC oo…

Read More

Maamulka Gobolka Selal Oo Ka Hadlay Diyaarad Millatari Oo Ruqsad La’aan Ku Soo Fadhiisatay Deegaanka Bariisle Ee Galbeedka Somaliland

Lawyacaddo 17. November 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha gobolka Selal, Axmed Maxamed Xaashi,ayaa sheegay in Somaliland iyo Jabuuti ay ka wada hadleen isla markaana ku gudo jiraan baadhitaanno lagu raad goobayo diyaarad Millatari oo kuwa qumaatiga u kaca ah oo iyadoo aan wax ogolaansho ah ka haysan dawladda Somaliland si sharci darro ah u soo fadhiisatay deegaanka…

Read More

SAWIRRO:-Roobab lagu diirsaday oo ka da’aya Muqdisho iyo nawaaxigeeda

Muqdisho 17. November 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa saakay waxaa ka Da’aya Roobab ay ku diirsadeen Dadka iyo Duunyada ku nool Magaalada Muqdisho, waxaana Roobabka ay hakiyeen isu socodka Gaadiidka iyo dadka. Sawiro laga soo qaaday Roobabkana ayaa muujinaya wadooyinka qaar ee Muqdisho oo biyo badan ay fariisteen, waxaana Roobabkan ay yihiin kuwo dadka ay…

Read More