“Markii La Yidhi Qoladaas [Isbahaysiga] Ayaa Kulmiye Ka Baxday, Aniga Horta Kelmad Baa Iga Soo Baxday Oo Waxaan Idhi Kulmiye Ha Ducaysto, Kol Haddii Illaahay Ka Kexeeyey” Eng. Maxamed Xaashi Cilmi
Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee wasaaradda Maalliyada JSL Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Ayaa Markii U Horreysay ka hadlay isbedellada siyasadeed ee ku dhacay bilihii u dembeyey axsaabta siyaasadda iyo dhacdooyinkii hadheeyey xisbiga WADDANI. Sidoo kale waxaa uu ka hadlay xaaladda musuqmaasuqa oo uu sheegay in waqtigan uu xadhkaha goostay. Maxamed Xaashi Cilmi…
