Xulalka Saaxil, Awdal Oo Afar Dhamaadka Yimi, Xaysimo & Sanaag Oo Albaabka Ka Baxay Iyo Kulamada Berri Sool Iyo Gabiley

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Waxaa maanta si rasmi ah Hargaysa Stadium loogu soo gabagabeeyay wareegii saddexaad ee Group A ee ciyaaraha sideed dhamaadka gobolada Somaliland, waxaana kulanka ay natiijada u soo bixitaanka afar dhamaadka Saaxil iyo Xaysimo ku xidhnayd isaga horyimid xulalka gobolada Sanaag iyo Saaxil. Xulka gobolka Saaxil ayaa u baahnaa guul qasab ah…

Read More

Weeraro Laga Digey Inay Ka Dhacaan Mareykanka & Xogo Sirdoon oo soo Baxay

Washington 05. November 2016 (SDN/QJ):- Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa ku warrantay in saraakiil ka tirsan sirdoonka Mareykanka, ay uga digeen masuuliyiinta gobollada New York, Texas iyo Virginia suurta-galtinnimada weeraro ay al-Qaacidda la damacsan tahay halkaasi Isniinta soo socota, oo ah maalin ka hor xilliga doorashada Mareykanka ay dhaceyso, sidaas waxa baahisay CBS News oo soo…

Read More

Xukuumadda Turkiga oo Xidhay Weriyeyaal ka Tirsan Wargeyska Mucaaridka u Xagliya ee Cumhuriyet

Istanbul 05. November 2016 (SDN/QJ):- Sagaal weriye oo ka tirsan wargeyska xaga mucaaradka u jandheedha ee Cumhuriyet ayaa maxkamad ku taal magaalada Istanbul ee Turkigu u dirtay rumaan oo xabsiga la dhigay. Tifaftirahii wargeyska, farshaxan caan ah iyo qoraa dowladda dhaliila ayaa ka mid ah weriyeyaasha la xidhay. Tallaabadani waa tii ugu dambeysay kuwo xidhiidh…

Read More

Guddoomiye Cirro oo Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka WADDANI Ka Tacsiyadeeyey Geerdii Ku Timi Hooyadii Caasha Cabdi

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, afka Xildhibbaanada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI na ba, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan shacabka Somaliland, gaar ahaan Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga WADDANI Ambassador…

Read More

Maxamed Kaahin oo Waxba Kama Jiraan ku Tilmaamay in Isaga Iyo Wasiir Maxamud Xaashi Tartan ugu Jiraan Qabashada Xilka Gudoomiye-nimada Xisbiga Kulmiye

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye-xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa meesha ka saaray inuu jiro wax tartan iyo loolan ah oo ka dhex taagan xisbiga KULMIYE oo loogu baratamyo guddoomiyenimada xisbigaas. Md. Kaahin, oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika, waxa kale oo uu meesha ka saaray suurtogalnimada dib…

Read More

Edmonton: Taageerayaal Miisaan leh oo Ka Soo Digo Rogtay Labada Xisbi Mucaarid oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Edmonton 05. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Taageerayaal Cusub oo Ku Soo Biiray Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Isla Markaana ka soo Digo rogtay Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ayaa Lagu qabtay Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ee Dalka Canada. Munaasibad si Mug leh loo soo agaasimay ayaa Waxaa ka hadlay Xubno ku hadlayay…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka Qayb Galay Qalin Jebinta 214 Arday oo ka Baxay Mac-hadka Shaqaalaha Dawlada (Civil Service Institute) SAWIRO

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):-  Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey munaasinadaasi ayaa yidhi “Farxad weyn ayey ii tahay, inaan ka soo qayb galo Munaasibaddan lagu maamuusay mas’uuliyiinta ka tirsan Shaqaalaha Dawladda, ee maanta ka qalin-jebinaya Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda.  Ugu horreyn, waxaan u hambalyeynayaa Mas’uuliyiintan qalin-jebisay iyo Macalimiintii tacabka badan galisay. Sidoo kale, waxaan u hambalyeynayaa…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray Marxuun Door Mugleh ka soo Qaatay Dhismaha Somaliland

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Umal Mire oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa Maanta oo ay…

Read More

‘’Waddani Been Ma Sheego Waxaanse Idiin Sheegayaa oo Idiin Balanqaadayaa Madaarka Boorama Dhagax lama Dhigi doono ee Waa la dhisayaa’’ Faadumo Siciid DAAWO

Boorama 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa u Balanqaaday Bulshada Gobolka Awdal inay Dhisi doonaan Garoonka Magaalada Boorama iyadoo xustay inaanu Jiri doonin Dhagax dhig danbe oo beenooba

Read More

Prof Geedoole oo Hore u Taageersanaa Axmed Muumin Seed oo Beeshiisa ka Codsaday inay Codkooda Siiyaan Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani DAAWO

Boorama 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Prof Faarax Cilmi Geedoole oo ay Isku jufo ka soo Jeedaan Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed oo Cadho kaga Maqan Xisbiga Waddani ayaa Markii Kowaad Wuxuu Shalay Prof Geedoole raacay Wefti uu Hogaaminayo Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbigaas Wuxuuna Baaq u diray Beesha uu…

Read More

‘’Aniguba saaxiibkay Xirsi beri buu dadka ugu dheeraa, Cali-marreexaan kaa wuu ka dheeraa, Maxamuud Xaashi wuu ka dheeraa,Laakiin..’’ Wasiir Cukuse DAAWO

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in baaxadda taageerayaasha iyo xildhibaanada ku soo biiray xisbiga KULMIYE muujinayso inay soo dhawaatay guushii xisbigu, isaga oo erayo siyaasadeed ka daba tuuray wasiirkii hore ee ee Madaxtooyada oo ay wakhti siyaasadda isku jaal ku ahaan, “Waxaan is leeyahay guusha KULMIYE…

Read More

‘’Xisbiga Kulmiye Waa ka Keliya ee Barnaamijkiisii Siyaasadeed Wada Fuliyey’’ Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin DAAWO

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Hoggaanka xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey xildhibaanno iyo taageerayaal ka soo jeeda degmooyinka Qorilugud iyo Wadaamo-goo, kuwaas oo kasoo digo-rogtay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ay hore uga mid ahaayeen. Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, Ayaa si kal iyo laab ah u soo dhaweeyey…

Read More

Khudbadda Wasiirka Hawlaha Guud Md. Cali Marreexaan ka Jeediyey Madal Xildhibaano ku Biiray Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Md. Cali Xasan Maxamed (Cali-marreexaan), ayaa isaguna soo dhaweeyey xubnaha cusub ee xisbiga ku soo biiray, waxaannu hoosta ka xarriiqay inay cudud iyo cuudba tari doonaan xisbiga KULMIYE, waxaannu yidhi, “Ujeeddadeenu waa ololaa soo socdaa halkii la is yidhaahdo rag baa ku maqan…

Read More