Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Cisbitaalka weyn ee Hargeysa Ku Soo Booqday Dadkii Ku Soo Waxyeeloobay Rabshadahii Ka Dhacay Garoonka Ciyaaraha ee Hargeysa+SAWIRO
Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo guddoomiyaha Xisbigaasi Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa saaka soo booqday dadkii ku waxyeeloobay rabshadahii shalay ka dhacay Garoonka ciyaaraha ee Hargeysa Stadium oo dhaawacyo soo gaadhay u yaala Cisbitaalka weyn ee Hargeysa. Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde oo…
