‘’Waxan odhan lahaa Faysal Cali Waraabe ayaa dhintay adiguse Jamaaloow maad dhimanin mustaqbalkaaga siyaasadduna weli wuu iftiimayaa waanad badbaadin kartaa hadii aad garan karto sida aad u badbaadinayso’’ Cali Guray

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa Cadeeyay inaanay Jirin Wax dan ah oo Ku ajburaysa inuu ka sii Mid ahaado Xisbiga Khilaafku ka dhex aloosan Yahay ee Ucid,Isagoo Sheegay inaanay u Muuqan in Wakhtigii Maxkamada Distooriga ahi ku amartay in Labada Garab ee Xisbigaasi qabsadaan…

Read More

‘’Dadka Hargeysa joogaa 90% waa reer miyi aqoon ma leh wadooyin ma garanayaan qaad ayey ka bilaabeen ilbaxnimada’’ Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa yasay heerka aqoonta Bulshada ku dhaqan Caasimada hargaysa oo uu ku sifeeyay kuwo aan Ilbaxnimo lahayn Isla markaana aan kala aqoon Wadooyinka isagoo intaas ku ladhay inuu dishooday isticimaalka Jaadka.

Read More

Khaatumo Maxay Ka Yidhaahdeen Wadahadalka Madaxweynaha Somaliland Iyo Hoggaamiyahooda Ku Dhex-maray Addis Ababa? DHAGAYSO

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Maamulka Khaatumo, ayaa ka hadlay wadahadal magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhex-maray Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo, isla markaana ay iskula go’aansadeen in wadahadalladoodu si rasmi ah u bilaabmaan 17-ka bishan aynu ku jirno, kana furmo Addis Ababa. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo gelinkii dambe ee Khamiistii…

Read More

Tirada Dembiyada Sannadkan Ka Dhacay Somaliland, Waxay Kala Yihiin, Inta Dilal Ah, Siday U Dhaceen Iyo Kala Badnaanshaha 2016/2015 DAAWO

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Hoggaanka Ciidanka Booliska Somaliland Maxamuud Ducaale, ayaa Saxaafadda u akhriyey Warbixinta Boolisku ka diyaariyey Dembiyadii sannadkan 2016-ka dalka Somaliland ka dhacay, xaddiga ay ka badan yihiin tiradii sannadkii hore iyo waxay kala yihiin Kiiskaas oo tiradooda guud dhan tahay Siddeed iyo Taban Kun, shan Boqol, Konton iyo Sagaal (18559) Kiis, halka ay…

Read More

Maxaa Ka Soo Baxay Shirweynahii Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Afrika iyo Turkiga? (Warbixin Xiiso Leh)

Istanbul 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):- ‘Turkigu waxa uu diyaar u yahay inuu la wadaago saaxiibadiisa Afrika waayo aragnimadiisa dhanka horumarinta’ sidaa waxa laga sheegay gebagebadii shirweynahii dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Afrika iyo Turkiga oo Khamiistii lagu soo gebagebeeyey magaalada Stanbul ee Dalkaasi Turkiga.   Shirweynaha oo socday muddo labo maalmood ah waxaa ka soo qaybgalay ilaa…

Read More

Xildhibaan Shaadh Oo Fashiliyay Lunsiga Deeqdii Lagu Wareejiyay Gudida Abaaraha oo uu ka mid ahaa Isaga Laftiisu Waxaana uu Madaxweynaha Somaliland Usoo Jeediyay Inuu Meel ku Sheego Ragii Wadaada Ahaa ee uu Magcaabay DAAWO

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Xildhibaan Shaadh oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Sheegay in la Lunsaday Deeqdii Abaaraha oo uu Xubin ka ahaa Waxaanu Madaxweyne Siilaanyo ka dalbaday inuu Sheego halka ay Mareen ragii Waddaada ahaa. https://youtu.be/HbGBbTm2LbQ

Read More

“Shan Nin oo isku-talo ah, Hal Shansho ayaa ka go’oda, Shan Nin oo kala talo ahna, shan shansho ayaa ka go’oda” Madaxweyne Siilaanyo oo Casho Sharaf u Sameeyay Ciyaar Yahanada Gobolada Somaliland SAWIRO

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha oo munaasibad aad loo qurxiyey ku qaabiley ciyaar yahanada gobolada dalka ayaa khudbad ka jeediyey madashaasi, waxaanu yidhi madaxweynuhu “Ciyaartoygiinan Cawada Badan,  Sharaf weyn bay ii tahay, in aan caawa (Xalay) idinku marti-qaado Xarunta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, oo ah Qasriga looga taliyo qarankeena. Mar labaad, waxaan jecelahay inaan halkan ka…

Read More

Shirkii Golah Dhexe Xisbiga WADDANI Muxuu Ku Soo Kordhiyey Hab-dhaqanka Siyaasadda Somaliland?.Dr. Maxamed Cismaan Fadal

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Ujeedadaa kowaad Shirkii Golaha Dhexe ee Xisboga WADDANI wuu fuliyey: Waxa shirka lagu ansaxiyey qodobadii lagu kaabay xeerkii Xisbiga lagu asaasay, oo ka ay mid ahaayeen, korordhka tirada Golaha Dhexe; wax-ka-beddelka qaabdhismeedka Xisbiga uu laba qodob oo muhiim ah lagu soo kordhiyey Maxay Ahaayeen Ujeeddooyinka Shirka loo qabatay? Ma gaadhay Shirku ujeedooynkaas?…

Read More

Waa Kuma Musharraxa Ay Dawladda Maraykanku La Doonayso Inuu Dalka Soomaaliya Madaxweyne Ka Noqdo?

Muqdisho 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Sarkaal ka tirsan dowladda Maraykanka, ayaa laga soo xigtay in Maraykanku si gaar ah u taageerayo mid ka mid ah Musharrixiinta u ordaya doorashada Madaxtinnimada Federaalka Soomaaliya. Masuulkan ka tirsan dawladda Maraykanka ee warkan laga soo xigtay oo ka gaabsaday in Magiciisa la shaaciyo, ayaa sheegay in xilligan ay taageerayaan Sheekh Shariif…

Read More

Warbixin uu Somaliland ka Qoray Siyaasiga Qoraaga iyo Suxufiga ah ee Reer Kenya Mr Koigi wa Wamwere

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Waxa xusid mudan, in xuskii sanadguurada 25aad ee madaxbanaanida Somaliland ee 18kii May 2016 oo sanadkan Xukuumadu si heer sare ah u xustay iyo Heshiiskii Caalamiga ahaa ee Maalagashiga Shirkada DP World ee Dekeda Berbera ee dex maray Xukuumadda Emaraadka Dubai iyo Xukuumadda Somaliland bishii May 2016 oo isku beegmay ay sababeen…

Read More

ITOOBIYA: Xisbiga Dimuqraadiga Somalida Itoobiya oo Dib u Doortay Gudoonkoodii

Qabri-Dahar 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Dimuqraadiga soomaalida itoobiya (ESPDP) oo soo gebagebeeyey shirweynahiisii Sagaalaad oo muddo sadex maalmood ah ka socday magaalada Qabridahar ayaa dib u doortay Gudoomiyahoodii Mohammed-Rashid Yeshak, halka ku xigeena dib loogu doortay Cabdi Maxamuud, waxana ay xilka hayn doonaan mudada labada sano iyo badhka ah ee soo socota. Shirka oo soo…

Read More

Wasiir ku xigeenka amniga Puntland oo Lagu Dhaawacay Arrimaha Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia

Garowe 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka Amniga Dawladda Puntland ayaa Shalay Galab dhawac u geystay qof kamid ah qarabada ergada ka qaybgalaysa dorashada aqalka hoose ee Barlamanka Somalia.   Taalabadaan ayaa timid kadib markii maalmahaan kor u kacdey faragalinta xukuumada Puntland ku hayso hanaanka doorashada aqalka hoose ee Barlamanka Federaalka Somalia. Faragalinta oo noocyo…

Read More

“Dadka Abaartu Ku Haysato Bariga Wixii La Siin Lahaa Nin Keliya Qaata…”Sheekh Aadan-Siiro

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay  waxa Shareecada Islaamku ka qabto ilaalinta iyo daryeelka Hantida Ummadda ka dhaxeysa iyo sida Alle (SW) u adkeeyay. Sheekha ayaa  Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo ku arooraya Xaaladaha Dalka ka jira, Abaaraha soo noqnoqday, heshiisyada lala…

Read More