Xuska 23 Guurada ka Soo Wareegtay Aasaaska Ciidan-weynaha Booliska,Warbixinta Taliyaha iyo Dardaaranka Madaxweyne Ku Xigeenka DAAWO

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland lagu qabtay Xuska 23 Guuradii ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidamada Booliska Somaliland Taas oo ay ka qayb galeen Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland,Saraakiil ka Socday Qaybaha kala duwan ee Golayaasha qaranka Iyo Marti Sharaf kale.

Read More

Xisbiga KULMIYE Oo Dadaallo Siyaasadeed Ku Qaaday Dhawr Aag Oo Kala Duwan Iyo Siyaasiyiin Miisaan Leh Oo La Filayo Inay Dhawaan Ku Biiraan

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Ee uu Hogaanka u hayo Muj Muuse Biixi Cabdi ayaa bishii u dambaysay Dadaalo siyaasadeed oo culus ku qaaday Dhawr Jiho oo kala duwan kuwaasi oo uu ka gaadhay guulo diblomaasiyadeed oo muuqda,Waxaana dhawaan la filayaa inay Xisbigaasi ay ku soo biiraan Taageerayaal Miisaan leh Iyo…

Read More

Warbixin Caalamiya Oo Daaha Ka Rogtay 9-Ka Waddan Ee Wakhtigan Dunida Lagu Macaluulayo Iyo Somaliland Oo Ka Mid Noqotay, Halkee Kaga Jirtaa Maxaase Gaajada Sababay

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Inkasta oo ay dunida si caam ah sannadihii ugu dambeeyey hoos u sii dhacaysay xaaladda macaluusha iyo cunto la’aanta iyo guud ahaan saboolnimadu haddana Somaliland ayaa ka mid noqotay 9-ka waddan ee adduunka ugu macaluusha badan ee dadkeedu ku gaajoonayo sida ay baahisay hay’adda qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ee loo yaqaano…

Read More

‘’Waanu u dhabar adaygaynaa sidii aanu u badbaadin lahayn xisbiggan UCID ee hogga lagu wado; ilaa aan badbaadadaasi midho ka keenana dagaalku…’’ Murashax Jamaal Cali Xuseen

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in uu xuquuqdiisa ah in la doorto wax uu uu doorto uu u dagaalami doono ilaa daqiida u danbaysa. Sidoo kale wuxuu beeniyay warar laysla dhexmaraayay maal mihii u danbeeyay oo sheegayay inuu u tanaasulay Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi warkaas oo uu…

Read More

Majaajilayste Reer Somaliland Ah “Magacaygu Waa Al-Raashimi, Waxaan Ahay Guddoomiyaha Dadka Xisbiyada Gala, Ee Ka Baxa, Ee Mid Kale Gala”

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Abwaan Gurey oo ka mid ah Kooxda Matala Riwaayadda madadaalada ah ee laga siidaayo Radio Hargeysa iyo Muuqbaahiyayaasha Soomaaliga ah, ayaa Majaajillo ahaan ku soo bandhigay Dadka loo yaqaanno WEJI KU MACAASHKA AH ee Maalinba Xisbi cusub ku biira, iyagoo Dantoodu tahay dhaqaale raadis, ee aanu jirin Mabda’ iyo ujeeddo kale oo…

Read More

Wakaalada Biyaha Berbera Oo Qasan, Laba Maareeye Oo Xilka Wada Haya, Doorka Maayar Cidin Ee Mixnaddan + Muran ka dhex Istaadhmay Dawladda Hoose Iyo Wasaaradda Biyaha

Berbera 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Xaalad fahamkeedu uu ku adkaaday Shacabka reer Berbera ayaa ka taagan Wakaaladda Biyaha Hargeysa,waxaanay Xukuumadda Somaliland mudo laba bilood gudahood iskaga daba Magacawday Saddex Maareeye kuwaasi oo aanay wali xilkii lakala wareegin labadii u dambeeyay kadib markii ay soo dhex gashay Dawlada Hoose ee Berbera oo ku doodaysa inay gabi ahaanba masuuliyada…

Read More

‘’Maxaan Dogob Beer Is Idhi,Daruuro u Soo Sasabay, Faysal bakhtigiisa inu iska rogrogto oo loo daayo wuxu ku dhaamo anigu garan maayo’’ Cali Guray

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Somaalidu yaab bay leedahay! Qofku ilaa uu dharka tuuro oo isaga oo qaawan oo muddug ah ay arkaan inu waalan yahay ma rumaystaan. Faysal oo kale waxay yidhaahdaan mana waala sideenana maaha. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa dhakhtar caafimaadka maskaxda ah nin ku yidhi: Faysal waanu heshiinay. Dhakhtarki wuxu ku…

Read More

Itoobiya oo ka hadashay saamaynta xaaladda degdega ahi ku yeelatay Dalxiiska

Addis Ababa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya waxaa goor dambe oo maalinimadii khamiista  lagu qabtay kulan lagaga hadlayey saamaynta ay xaalada degdega ah ee wadanka lagu soo rogay ku yeelatay  dalxiiska iyo dalxiisayaasha shisheeye ee dalku ku sugan. Kulanka waxaa ka wada qaybgalay wasaaradda Dhaqanka iyo dalxiiska, isku duwayaasha dalxiiska ee qabanqaabiya safarada…

Read More

Dawladda Japan Oo Dhimaysa Doorkii Ay Ku Lahayd La Dagaalanka Budhcad-badeedda Xeebaha Soomaaliya

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Dowladda Japan, ayaa qorsheynaysa in ay yareyso hawlgalka ay ka waddo gacanka Cadmeed ee xeebaha Soomaaliya, sida ay sheegtay Wakaaladda wararka dalkaasi ee Jiji. Falalka budhcad-badeedda ka hawlgasha xeebaha Soomaaliya iyo galbeedka badweynta Hindiya ayaa sanaddadan hoos u dhacay sababo la xidhiidha Ciidamo caalamiga ah ee gaaf-wareegaya goobaha halista ah. Japan ayaa…

Read More

Jiilka Labo Kumaad ee Afrika Waxay bedelayaan Xeerarka Hawlgelinta By Lidudumalingani Mqombothi Waxaa Soo Koobay: Xuseen Kurdi

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Dhalinayarada yaryar ee Afrika ee ku soo beegmay sanadda labo kumaadku waxay tirada dadka Afrikaanka ka noqonayaan 30% kuwaasoo saamayn balaadhan ku yeelanaya arimaha siyaasada, dhaqaalaha, ganacsiga iyo guud ahaan dhinacyada kala duwan ee Qaaradda oo laga dareemayo joogitaankoda. Shayga aynu maanta aragnaana waa in jiilka labo kumaad ee dhalinyarada Afrika…

Read More

Tansaaniya oo Kaalin Sare Ka gashay Horumarinta Ganacsiga 2017 (Warbixin)

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Dalka tansaniya ayaa horukac balaadhan ka sameeyey dhanka horumarinta ganacsiga isagoo qiimayntii la sameeyey dhowaan ka helay dhibco gaadhaya 54.48 Sida ku cad warbixinta loogu talogalay sanadka 2017 ee  baanka adduunka ee ka hadlaysa heerka baayacmushtarka caalamka, dalka Tansaniya oo kor uga soo kacay kaalinta 139-aad oo ay joogtay sanadkan 2016 ayaa…

Read More

Xildhibaan Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg oo ka sheekeyey Qiso La yaab leh oo ku qabsatay Kenya Waraabeyaal ka Cunay Gabadh uu Jeclaa iyo Ninkii Xidhay wiil uu Dhalay oo Khadka telefoonka uSoo galay Dawasho Wacan

London04Nov16(SDN/QJ) Halkan ka Dawo Qiso la Yaab leh oo Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg ku Qabsatay Wadanka Kenya  gabadh uu jeclaa warabayaal ka Cuneen kuna sifeyey  Tix Gabaya iyo Ninkii ku Xidhay Wadanka Kenaya wiil uu dhalay uu 47sanao Ka dib Abahii ka rali galiiyey Falkii uu ku kacay  isaga ooo khadka Telefonka si toosa…

Read More

Qodobada ay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Ka Wada Hadleen Iyo arrimaha la isku afgartay DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo gudoomiyaha Xisbi xaakimka kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, xubno ka mida golaha wasiirada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha oo safar maalmo qaatay ugu maqnaa wadanka itoobiya, ayaa galab si…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dib ugu Soo Laabtay Caasimada Hargaysa Kana Hadlay Wada Xaajood ay Wada Yeesheen Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo & Balamo la Galay DAAWO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa Galabta Dib ugu soo laabtay Caasimada Dalka ee Hargaysa Kadib Socdaal Todobaad qaatay oo uu ku Joogay Xarunta Dalka Itoobiya ee Addis ababa.

Read More

Wafti Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Gilgishay Gobolka Awdal Loogu Sameeyey Deegaanada Dila Iyo Boorama DAAWO

Borama 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxa Magaalda Borama Ee xarunta G.Awdal Maanta Si Weyn Oo Balaadhan Loogu Soo dhawayey Wafti Balaadhan Oo uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Isla Markaana ay Wehelinayeen Hogaamiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan,Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Waddani Xildhibaan A/qaadir Jirde,Xoghaya Guud Ee Xisbiga Waddani Maxamed…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo Qaabilay Xildhibaanno iyo Taageerayaal ka soo jeeda Degmooyinka Qori-lugud iyo Wadaamo-goo oo ka soo Digo-rogtay WADDANI SAWIRO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Hoggaanka xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey xildhibaanno iyo taageerayaal ka soo jeeda degmooyinka Qorilugud iyo Wadaamo-goo, kuwaas oo kasoo digo-rogtay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ay hore uga mid ahaayeen. Xaflad ballaadhan oo lagu qaabilay xildhibaannada iyo taageerayaashooda oo lagu qabtay huteelka Guuleed ee magaalada Hargeysa, waxa…

Read More