Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Jawaab Siiyay Gudida Diiwaangelinta Sheegayna in Heshiisyadii Xisbiga iyo Garabkii Udub la Horgayn doono Shirweynaha aan Caadiga ahayn AKHRI

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Cadeeyay inaanu Xisbigu ahayn Laba Garab Isla Markaana Nuxurkii Khilaafka la Horgayn doono Heshiiskii ay Wada Galeen labada dhinac Shirweynaha aan Caadiga ahayn, Iyadoo Gudoomiyuhu Sheegay inay Xisbiga Ucid ay ka Go’an tahay in Sida ugu dhakhsiyaha badan loo hawlgaliyo Gudida Qabanqaabada…

Read More

Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada oo ugu Baaqay Labada Garab ee Xisbiga Ucid inaan laga Yeeli Doonin Laba Shir oo ay Qabsadaan

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha guddiga diiwaangelinta ururada Cabdirisaaq Ciyaale, ayaa qoraal uu u gudbiyay labada garab ee xisbiga UCID ee ay kala hoggaaminayaan Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, wuxuu uga digay inay shirkaas qabtaan. Qoraalka guddiga ayaa u dhignaa sidan “Guddiga diiwaangelintu waxay faraysaa labada garab ee xisbiga UCID inay joojiyaan…

Read More

“ Go’aankii Maxkamadda Ayaanu Fulinaynaa, Shirwaynuhuna Wuxuu Dhacayaa, Bishan Todobadeeda, Cid Joojin Kartaana Ma Jirto ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay amar deg deg ah oo ay maanta xisbigaasi ku soo rogeen gudida diwaan galinta ururada iyo asxaabta qaranka Somaliland. Gudoomiye Faysal waxa uu si cad u sheegay in ay 7 bisha si rasmi ah u qabsanayaan shirwaynihii…

Read More

Wakhti Kooban oo Ka Hadhay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Khilaafaadka Xisbiyada Somaliland Ka Dhex Aloosan & Humaagyada ku Meersan Doorashada Faallada Shabakada Qurbejoog

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxaa rajo yar laga qabaa in Doorashada Madaxtooyadu ay ku qabsoonto Xiligii loo qoondeeyay inay Somaliland ka dhacdo Doorashada Madaxtooyada oo Bisha Sadexaad Taas oo loo Sibir saarayo  Kadib Markii Qaadhaan bixiyeyaasha Somaliland ka Caawiya Dhaqaalaha doorashadu ay Cadeeyeen in aanay Maalgelinayn Doorashadaas ilaa la is raaciyo Labadii Doorasho ee Isku…

Read More

‘’Anigu Waan Ka Tanaasulay Federaalkii Laakiin Iyaga (Kulmiye) Waxaan Weydiinayaa inay ka Tanaasuleen Maryo Aloolkii’’ Prof Ismaciil Hurre Buubaa DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bahoobey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ee ayaa waxaa uu adag uga jawaabey hadlo dhawaan ay ku dureen siyaasiyiin ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo ku sifeeyey in uu Buubaa aminsan yahay nidaamka federalka ah ee dalka Somaliya ….

Read More

“Maxkamadu Meelna kama Soo Gasho Xukunkii ay kasoo Saartay Dacwada UCID” Guddoomiyaha Maxkamada Sare DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamada Dastuuriga Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed waxaa uu markii u horeysay ka jawaabay Eedo uga yimid Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID. Guddoomiye Aadan waxaa uu sheegay inaanay Maxkamada Dastuuriga khuseyn dacwada Xisbiga UCID Balse ay ka garnaqi karto wixii murano ah ee ka Yimaada Asxaab dhexdooda. https://www.youtube.com/watch?v=ai1Cwb2xsKU

Read More

Garabka Cadaalad-doonka Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Xogo Halis Ku ah Murashixiinta Waddani ee Cirro & Ambassador M.Cali & Kala Qaybinta Beelaha Awdal DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- “Cabdiraxmaan Cirro Waa Ninka Masuulka Ka Ah Sharci-dejinka Qaranka Somaliland, Markuu sharcigii dalka u yaaley Waa ayaan-daro..Hal Xaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho. innuu.” “Waxa ku qoran Warqadan wuxuu haystaa in ka badan todobaatan goobaha cod bixinta, Wuxuuna Awdal iyo Salel… Su’aasha aan weydiinayaa..?Afhayeenka Garabka Cadaalad-doonka Waddani Afhayeenka garabka isbaaheysiga…

Read More

“Amma Jeclow Amma Ha Jeclaan Hadii Jamaal Madaxwayne Noqon Waayo In Muuse Biixi Indhahaaga Oo Shan Ah Uu Madaxwayne Noqon Doono Ku Bishaarayso”. Cali-Guray

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Yuusuf (Cali-Gurray),ayaa dhinaciisa markii ugu horaysay si dadban u xaqiijiyay wararka suuqa ku jira ee sheegaya in isaga iyo Jamaal Cali Xuseen ay guntigga u xidhanayaan sidii ay u dhisi lahaayeen Musharaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigga muxaafadka ah ee KULMIYE oo ay muddo dheer mucaarad-nimmo xooggan kala soo hor-jeedeen,balse…

Read More

“Ma Jirto Meel Xisbiga Iyo Xukuumaddu Ku Hadal hayaan in Gudoomiyaha Kulmiye Iyo Murashaxa la Kala Qaado oo Maan arag’’ Wasiir Caddami

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay xaalada ay Xisbiyada dalku ku sugan yihiin, waxaanu kula taliyey Xisbiyada inay iska dayaan wixii khilaaf ah oo ay isku duubadan, waxaanu soo jeediyey in aan lagu farxin Xisbiga dhibaataysan ee la isku dayo in dhibka laga saaro.   Wasiirka Gaashandhiga…

Read More

Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Ka Hadlay In Xisbiga Kulmiye Mag-dhow Lacageed Ka Siinayo Hankiisa Murashaxnimo

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Jamaal Cali Xuseen ayaa si adag u beeniyay warar la baahiyay oo sheegaya inuu ka tanaasulayo murashaxnimada xisbiga UCID islamarkaana u tanaasulayo guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ka dib wada hadalo u bilaabmay xisbiga KULMIYE. Wararkan ayaa sheegay in xisbiga KULMIYE oo uu weheliyo nin ganacsade ahi ay Jamaal Cali Xuseen ku…

Read More

“Maxamed Biixi iyo Xirsi Waddani wax Bay yeeleen, Muuse Biixi Waan Taageerayaa haday Ila Noqoto,15 Cisho ayuu Ku Baa’bayaa Xisbiga Ucid” Cali Gurey DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Gurey)waxaa uu sheegay in Muddo shan iyo Toban cisho uu xisbiga UCID u baaba’ayo Go’aankii Maxkamada Dastuuriga Somaliland. Siyaasi Cali Gurey oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxaa kale oo uu cadeeyay musharaxa uu taageeraayo Haddii uu xisbiga UCID Dooran…

Read More

Garabka Jamaal Cali Xuseen oo Muujiyey Guul daro ay ka Dardaar-werinayaan,Isla Markaana Cadeeyay inaanu Jirin Wada Hadal u Socda Jamaal iyo Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Garabka uu Hogaamiyo Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa Beeniyay Warar Warbaahinta Maxaliga ahi Ku Sheegtay inuu Wada Hadal u Socdo Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. https://www.youtube.com/watch?v=Y4jopQKfdLQ

Read More

Muxuu Yahay Gantaalaha Patriot ee Dalalka Khaliijku Isku Difaacayaan? Yay Cabsidu ka Haysaa? DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Dawlada iran oo ku hubaysan Qaybaha kala duwan ee gantaalaha ayaa waxay haystaa ilaa 200 oo gantaalaha balaastikadaah ee nooceedu yahay shihaab 1 iyo shihaab 2 iyo 100 gantaal oo kale oo noocoodu yahay shihaab 3 awoodna u leh inuu duqeeyo bartilmaameed u jira 1300 ilaa 1600 Km iyadoo mudooyinkii u…

Read More

Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Soo Kormeeray Deegaanada Ay Abaartu ka Jirto Iyo Dadka Deegaanka Oo Uga Xogwaramay Isla Markaana Ku baaqay Gurmad Bini Aadam oo Degdeg Ah DAAWO

Burco 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Kormeer Xaqiiqo raadin ah oo Ku Wajahan heerka abaaraha ka Jira Gobolkaasi Waxay ku soo Mareen Deegaano Tiro badan oo Hoos Taga Gobolada Togdheer iyo Buuhoodle.

Read More

Cali Khaliif Oo Socdaal Kedis Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya Oo La Sheegay Inay Madaxwayne Siilaanyo Ku Kulmi Doonaan

Addis Ababa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Cali Khaliif Galaydh, hogaamiyaha kooxda Khaatumo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa Gaadhay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Cali Khaliif iyo waftigiisa ayaan ujeedadiisa saxda ah la ogayn balse wararka qaar ayaa sheegaya inuu halkaas kula kulmi doono Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, sidoo kalena waxay wararku sheegayaan inuu u…

Read More

Xildhibaano loo Xulayo Baarlamanka Somalia Isla Markaana La Hubinayo Aragtidooda Somaliland

Muqdisho 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Iyada oo kala xulista xildhibaannada Baarlamaanka ee Soomaaliya ay ka socoto maamul goboleedada dalka Soomaaliya ayay soo baxayaan warar kala duwan oo muujinaya cadaawad iyo sii kala fogaansho ku imanaya Somaliland iyo dawladda ka soo bixi doonta Xamar, haddii doorasho ay dhacdo.   Qaar ka mida musharaxiinta aqalka shacabka ee Soomaaliya…

Read More

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo isku Shaandheyn ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada,Qoomiyad uu Mansabyo Siiyey & Mid Kale oo Sad bursi ka rabta

Addis Ababa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Haile-mariam  ayaa shaqada ka eryay xubno muhiim oo aad ugu dhowaa Xukuumaddiisa, kuwaasoo ay ku jiraan Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Maaliyada Itoobiya. Isbadelkan ayaa ah mid loogu tala galay in wax lagaga qabto cabashooyinka ka imaanaya dadweynaha, kuwaasoo dhigaya dibad baxyo ay ku diidan yihiin dawladda. Mr…

Read More

Nuxurka War-saxaafadeed Guddida Doorashooyinka Soomaaliya kaga Hadleen Qabanqaabada Doorashada

Muqdisho 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddida Hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee Dalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray Qaab ay u socoto Diyaar garowga Doorashooyinka Dalka Soomaaliya iyo shaqooyinka ay ilaa imika Qabteen Guddidaasi. Warsaxaafadeedka Guddida oo Dhameystiran Halkan Hoose ka Akhriso Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) oo gudanaya waajibka loo igmaday ee kormeerka hannaanka doorashooyinka iyo…

Read More

‘’Maxaabbiis Ajnebi ah’’ Waa sheeko kooban oo taariikh ah Waxaa soo Tebinaya Yuusuf Garaad

Muqdisho 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Sannadkii 1988 ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa ay isu celiyeen  Maxaabbiis ay ku kala qabsadeen dagaalkii dhacay 1977. Maxaabbiistaas intooda badani waxay xirnaayeen toban sano ama ka badan. Howlo badan oo Maxaabbiista labada dhinac ku saabsan oo ay ka mid tahay wargelinta kuwa Soomaalida ah ee ehelkooda iyo kala beddelashadu…

Read More