Murashaxa Dimuquraadiga ee Dalka Maraykanka oo Iftiimisay Baadhitaano ay Hay’ada FBI Ku Hayso Emailadeeda & Maalmaha Kooban ee Doorashada ka hadhay
Washington 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Hillary Clinton Waxay sheegeysaa inay ku kalsoon tahay in baaritaanka FBI-da ee email-lada cusub ee la soo bandhigay aysan sababi karin in lagu helo kiis ayada ka dhan ah. Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Dimuquraadiga, waxay taageera yaasheeda u sheegtay in baarayaashu ay gaari doonaan gebogebo la mid ah baaritaankii bishii July…
