Murashixiinta Dimuquraadiga Hillary Clinton & Jamhuuriga Donald Trump ee Maraykanka oo Dooddooodii Ugu Dambeysay Yeeshay & Xiisaha Gaarka ah ee ku dheehnaa DAAWO
Washington 21.October 2016 (SDN/QJ):- Musharrixiinta xisbiyada Dimuqraaddiga iyo Jamhuuriga ee kala ah Hillary Clinton iyo Donald Trump, ayaa yeeshay dooddoodii ugu dambeysay ee ka hor doorashada madaxtinnimo ee dhici doonta 8-da November. Waxay labada musharrax ka hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid ka yihiin, ammaanka, socdaalka, dhaqaalaha iyo kuwa kale. Trump ayaa ku…
