Garaad Reer SOOL Ah Oo Ka Hadlay Rag Ciidammada RRU-du Ka Soo Qabteen Laascaanood Oo Hargeysa Ku Xidhan
Laascaanood 15.October 2016 (SDN/QJ):- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Dhulbahante ee Gobolka Sool, ayaa ka hadlay Dad Shacab ah oo laba Toddobaad ka hor Ciidammada RRU-du ka soo qab-qabteen Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Garaadka oo ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Laascaanood, ayaa Xukuumadda ugu baaqay in Dadka laga…
