Hogaamiyaha Xisbullaahi Oo Sheegay In Bariga Dhexe Uu Ka Bilaabmay Isbeddel Cusub
Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha ururka Xisbullaahi Xasan Nasrullaah ayaa waxa uu sheegay in bariga dhexe uu ka bilaabmay isbeddel cusub, kaasoo uu ku sheegay inuu yahay mid kor u sii qaadaya dhibaatooyinka ka taagan dalalka Yeman iyo Suuriya. Sidoo kalena waxa uu Xasan Nasrullaahi uu ka digay inay gobolka ku soo food leeyihiin…
