Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Meel adag iska Taagay Heshiis dhex mara Isaga Iyo Murashax Muuse Biixi DAAWO
Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr.Maxamed Biixi Yoonis Isla markaana ahaa Hogaamiyihii Garabkii Isbedel doonka Xisbiga Kulmiye ee la midoobay Xisbiga Waddani ayaa faah faahiyey ahdaafta guud iyo mabaadii’ da ay isla qaateen Xisbiga WADDANI. “Waxa aanu ku raacnay Xisbiga WADDANI, waa mabaadii’ aanu isla qaadanay oo halkaas ku qornay,…
