Puntland: Haweenka oo ka hadlay liiska Aqalka Sare,Dhawaq Dheerna ku Sheegay inaan laga Dhabayn Qoondadii la siiyay
Garowe 10. October 2016 (SDN/QJ):- Shir ay isugu yimaadeen haweenka Puntland, waxay uga hadleen qoondada laga siiyay liiska Aqalka Sare ee madaxweyne Gaas xalay ku dhawaaqay, waxayna sheegeen inaan laga dhabayn hishiiskii madasha ee haweenka u ogolaanayay inay helaan 30%. Kulanka oo ka dhacay xarunta PDRC, waxaa dumarka kala soo qayb galay mas’uuliyiin katirsan xukuumadda…
