Faah faahin Dagaal Maanta ka Dhex Dhacay Maamulada Punt land iyo Gal Mudug ee Wada Jir uga arimiya Magaalada Gaalkacayo
Gaalkacayo 07,October 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Gaalkacyo duleedkeeda dagaalka kacsocda ayaa waxaa sii kordhaya khasaaraha dagaalkaasi inta laxaqiijiyey 10 qof ayaa ku dhimatay dhaawacuna wuxuu kor u dhaafay 16 labada dhanba. Labadii maleeshiyaad ayaa waxaa xoojiyey labo ciidan oo ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug waxaana wali socda dagaal xoogaan oo laysku adeegsanayo habka noocyadiisa. Magaalada Gaalkacyo…
