Yaa Ku Guuleystay Abaal-marinta Sannadka 2016-ka Ee Caafimaadka ?
Hargaysa 06, October 2016 (SDN/QJ):- Yoshinori Awsome oo u dhashay Dalka Japan, ayaa ku guuleystay Abaal-marinta Sannadka 2016-ka ee Nopel ee caafimaadka. Guddida qiimaysa Dadka ku guuleysta, ayaa xafladdii abaal-marinta lagu guddoonsiiyey Dr. Yoshinori Awsome ka sheegay inuu dedaal badan oo caafimaad sameeyay isla-markaana uu baadhis xeel-dheer ku sameeyay cudurro fara badan oo Adduunka…
