Sirta ku Duugan Sababta Dalka Shiinuhu Dameeraha Uga soo Iibsanayo Daafaha Adduunka oo la Ogaaday iyo Arrimo aanad Rumaysan Karin oo uu u Isticmaalayo!!
Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- Dhawaan ayay ahayd markii ay si rasmi ah u soo shaac baxday olole ballaadhan oo waddanka Shiinuhu adduunka kaga urursanayo kagana soo iibsanayo dameeraha kadib markii warbixino laga diyaariyey arrintaa lagu ogaaday in labadii sano ee ugu dambeeyey waddanka Shiinuhu Kumannaan Kun oo dameer uu daafaha dunida ka soo iibsaday, taasi…
