Siyaasi Cali Baashe Ruug Caddaa Muddo Dheer Kusoo Jiray Siyaasada Oo Haatan Somaliland Ku Sugan Iyo Waraysi Dhinacyo Badan Leh Oo Lala Yeeshay DAAWO

Hargaysa, 01. September 2016 (SDN/QJ): – Cali Maxamuud oo loo yaqaano Cali Baashe isla markaana ka mid ah siyaasiyiinta waa weyn ee dalka ayaa ka xog-waramay siyaasadiisa guud iyo halka uu yoolkiisa siyaasadeed gaadhsiisan yahay. Siyaasi Cali Baashe oo sida uu waraysigan ku sheegay muddo dheer oo gaadhaysa ilaa kow iyo toban sanood kusoo jiray…

Read More

La Yaabka Adduunkan: Dayaxa Dushiisa oo baloodho Dhul ah Mulkigooda Lagu Murmay!!! DAAWO

Hargaysa 01.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dayaxu waa meesha keliya ee samada ka mid ah ee ay aadamaha wakhtigan joogaa cagaha soo dhigeen iyadoo inkastoo uu barnaamijkii Luuna ee ay lahaayeen midowgii soofiyeeti guushii ugu horaysay ka gaadhay gaadhitaanka dayaxa korkiisa oo ay ku tageen dayax gacmeed aan dad saarnayn sanadkii 1959. https://youtu.be/RvbaQZbwJW8

Read More

Dhacdadii Ugu Naxdinta Badnayd Tahriibta Dumar La Kufsanayo Ragii Oo Kelyaha Lagala Baxay DAAWO

Hargaysa, 01. September 2016 (SDN/QJ): – Tahriibku Waa aafo Galaafatay Nolosha Dhallinyaro Tiro badan oo Dalka iyo Dadkiisaba u soo Kacayay Waxaan Qiyaas lahayn inta Ku Naf Weyday Socdaalkaas halista badan,Sidoo kale Waxaa Gabood falo fool xun lagula Kacaa Haweenka,Halka Kuwa Caafimaadka qabana lagala baxo Xubno ka mid ah Jidhkooda. https://www.youtube.com/watch?v=tXLVbOuI6RE

Read More

“Wax Biyo La’aan Ahi Kama Jiraan Berbera…” Wasiiru-dowlaha Khayraadka Biyaha Somaliland

Hargaysa 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland, ayaa sheegtay inaanay wax biyo la’aan ahi ka jirin magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo maalmihii u dambeeyey dadweynaha ku dhaqani ka cabanayeen biyo yaraan soo food-saartay iyo inay biyaha magaaladu heshaa u qaybsami waayeen Xoolaha wakhtigan Xashka ka dhoofaya Dekedda ee Maxjarrada ku jira…

Read More

Saansaan Colaadeed Oo Ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Lixdii Goobood Ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa,Xukuumadda Somaliland Oo Ciidamo Tiro Badan U Dirtay Deegaanada Iyo Maleeshiyaad La Sheegay Inay Buuraha Galeen

Boorama 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Wararka naga soo gaadhay magaalada borama ee xarunta gobolka awdal soona ayaa sheegaya in xiisad colaadeed laga dareemayo deegaano ka tirsan lixda goobood ee waqooyiga magaalada hargeysa isla markaana dhawaan xukuumaddu sheegtay in la bilaabayo diiwaangalintii codbixiyayaasha. Waxaana deegaanada sansaanka colaadeed laga dareemayo kamida ah deegaanka Ceel-la Helay,iyada oo ay…

Read More

Walaac Laga Muujiyey Habka Maxkamadeynta Somailland ee Dadka Rayidka ah {DHAGEYSO}

Hargaysa 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Xarunta xuquuqal insaanka ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa ee Human Rights Center ayaa war murtiyeed ay soo saartay walaac kaga muujisay sida xukuumadda Siilaanyo ay u maxkamadeyso dadka rayidka ah.   Xarunta ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqday inay joojiso dacwado ka dhanka ah dad rayid ah oo ay sheegeen in…

Read More

Wasaarada Amniga Oo Fariin Adag Udirtay Milkiilayaasha Hoteelada Muqdisho {DHAGEYSO}

Muqdisho 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Wasiirka Wasaarada  Amniga Gudaha dowladda Soomaaliya  Cabdirisaaq  Cumar Maxamed oo ka hadlay ammaanka Hotelada Muqdisho, ayaa sheegay hadii Maamulka Hoteelada aysan xaqiijin karin ammaanka dadka isugu imaanaayo Hoteelada in aanan loo baahneyn inuu sii furnaado Hoteeladaasi.   Waxa uu sheegay dhibaatada amni ee ka dhacda Hoteelada Muqdisho kaliya inaanan dusha…

Read More

Shan Gaadhi oo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Weerar Ku Qaaday Kaantaroolka laascaanood dhaawacayna Taliyihii Socdaalka Gobolka Sool

Laascaanood 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Waxaa Shalay Galab Ciidamo ka tirsan Kuwa Milateriga Somaliland ay soo weerareen kaantaroolka bari ee magaalada laascaanood oo ay gacanta ku hayaan ciidamda booliska Somaliland, Ciidamada weerarka geystay ayaa waxaa wetey nin ka mida saraakiisha ciidamada Somaliland ee qaybta 12aad , Ciidamada kaantaroolka weeraray ayaa waxa ay ka degeen baabuurtii…

Read More

Mareykanka Oo Liiska Argagixisada Caalamiga ah ku Daray C/qaadir Muumin

Washington 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa Cabdulqaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada sida gaarka ah loo callaamadeeyey, ee amarka madaxweyne ee tirsigiisu yahay 13224, kaasi oo cunaqabateyn kusoo roga shaqsiyaadka iyo kooxaha la go’aamiyey inay halis ku yihiin Mareykanka.   Cabdulqaadir Muumin ayaa madax ka ah koox ku xiran Daacish oo…

Read More

Faro galinta Saldanada Subeer Awal oo soo Cusbaanaatay iyo Xubin ay Dhawaan Cumaamadeen Taageerayaasha Muuse Biixi oo Dagaal Gacan hadal ah lagu dhaawacay

Hargaysa 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Dhaqdhaqaaqyada lagu carqaladaynayp saldanada guud ka ah ee beesha subeer awal Suldaan xasan suldaan Cabdiraxmaan oo dib usoo cusboonaatay maalmahan kadib markii ay bilaabeeen xubno daacad u ah murashax Muuse oo iyagu markii horeba abuuray khilaafka saldana In ay xubinta ay u cumaamadeen suldaanku ka hadlo warbaahinta dawlada si ay…

Read More

Waddanka IRAN Oo Samaysatay Internet U Gaar Ah Iyo Aragtida Reer Galbeedka

Tehran  01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN, ayaa ku dhawaaqday inay dhamaysay wejigiii koowaad ee qorshe ay ku samaysanayso Internet gooni u ah.   Wakaaladda wararka ee IRAN oo loo yaqaanno IRNA, ayaa sheegtay in mashruuca uu bixin doono internet tayadiisu fiican tahay oo dhaqso badan, qiimo ahaana aad u jaban. Laakiin…

Read More

Gaadiid Aan Dirawallo U Baahnayn Oo Loogu Talo-galay Dadka Rakaabka Ah La Yaabka Adduunka

Singapore 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Gaadhigii ugu horreeyey ee aan darawal wadin, ayaa lagu sameeyey dalka Singapore ee qaaradda Aasiya si uu u soo qaado rakaabka, ugana mid noqdo gaadiidka dadweynaha, kaasoo shaqadiisii ugu horreeyey bilaabay Khamiista maanta. Gaadhigan waxa awood u yeelan doona in ay fuulaan dad si gaar ah looga xulay shacabka, kuwaasoo…

Read More

Donald Trump oo la Kulmaya Madaxweynaha Mexico Iyo Su’aal Saaran Hadal Xajiin ah oo uu Mexico u Jeediyey

Washington 01. Sep 2016 (SDN/QJ):– Ka hor inta uusan jeedin khudbad uu ku sharxayo siyaasaddiisa socdaalka, ayaa musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump waxa uu dalka mexico kula kulmi doonaa madaxweynaha dalkaas Enrique Peña Nieto. Xafiiska madaxweyne Nieto ayaa sheegay inuu Trump iyo musharaxa xisbiga dimoqraadiga Hillary Clinton labadaba ku casuumay wada-hadallo ku…

Read More

Magaca iyo beesha Ninkii fuliyey weerarkii shalay lagu qaaday hotel SYL oo la shaaciyey

Muqdisho 31.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Idaacadda Andallus ee ku hadasha codka Al-shabaab ayaa baahisay cod laga duubay ninkii fuliyey weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.   Ninkan ayaa Al-shabaab waxay magaciisa ku sheegeen Jaabir C/llaahi Diiriye oo 44 jir ahaa, kuna dhashay degaanka Buusaar ee gobolka Gedo, waxayna Al-shabaab sheegtay…

Read More

Wasiirka Arrimah Dibedda Somaliland oo kulan balaadhan  la  yeeshay  Mashaaikhda Jaamacadda  AL-Azhar , Cairo

Qaahira 31.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Wefdigii u hogaaminaayay Wasiirka Arrimaha Dibeda JSL Dr. Sacad Ali Shire ayaa kulan  kula yeeshay Magaalada Qaahira Gudoomiye ku-xieenka Jamacadda  Al-azhar Sh. Dr. Abas Shomaan. Xarunta Jamacadda Al-Azhar  ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay wasiirka iyo Saraakiishii ku weheliyay safarka shaqo. Wasiir Sacad ugu horeyn wuxuu sheikh uga mahad celiyay soo…

Read More