Madaxweynaha Maaamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland oo magaalada Jabuuti kulan kula qaatay Madaxweyne Geelle
Jabuuti, 31.August 2016 (SDN/QJ): – Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Turkiga ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan dhexmaray labada Madaxweyne ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka qotada…
