Barnaamijka Qiimaynta Caruurta Naafada ahi waa maxay sama falka ay u baahan yihiin DAAWO
Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijka Qiimaynta Caruurta Naafada ahi waa maxay sama falka ay u baahan yihiin

qurbejoog
Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijka Qiimaynta Caruurta Naafada ahi waa maxay sama falka ay u baahan yihiin
Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Beelaha Subeer-awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa sheegay inay Sandaladdu wakhtigii hore ee ay Somaliland oo dhani dhawrka Suldaan lahayd ka wax tar badnayd, isla markaana ka tayo iyo talo fiicnaayeen immika oo ay Kun Suldaan ka jiraan Somaliland. Suldaan Xasan waxa uu sheegay inay wakhtigaas…
Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- “Bulsho waliba waxay leedahay maamul dhaqameed,waxaanay doortaan madax u maamusha hawlahooda iyo kuwa u dhaxeeya bulshooyinka ay la ood yahiin ama meel fog-ba kaga yimaada.Waxa lagu magacaabaa Suldan,ugaas,garaad iyo caaqil. Saldanadaha dalkan Somaliland waxa jira qaar guun ah oo lama taabtaan ah iyo kuwo waraabe u taaga oo beryahan danbe inagu…
Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxaan in badan dhagaheena ku soo dhacayey in ku dhaqanka Shareecadu waa jib yahay. Qof kii diidana uu diinta dibada ka yahay, hadaba marna ma is waydiisay Shareeacada lagu dhaqmayaa waa teeh? ma kitaabka Alle kaliyaa ? mise waa kitaabka iyo Sunnada ? mise kitaabka Sunnada ,Ijmaaca iyo Qiyaaska ? sidoo…
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- La Taliyaha Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Arrimaha Doorashooyinka C.laahi Xaaji Cumar (C.laahi Jawaan) ayaa Dibada soo dhigay Warar Mudooyinkanba lagu faafinayay baraha ay Bulshadu ku Xidhiidho kaas oo odhanayay in Xukuumaddu rabto inay Kala Qaado Labada Doorasho ee Isku Lamaan ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda oo Ku Mudaysan Horaanta Sannadka Cusub…
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud ee Beelaha ayaa Sheegay In Deegaanada La Kala Leeyahay, Isla Markaana Aanay Muran Gali Karin Deegaanada Xeebta Waqooyi ee Gobolka Marood-jeex, Isla Markaana Ay Xaq u leeyihiin Dadka Ku dhaqan Deegaanadaasi Kaadha Diwaan-galinta. Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.
Boorama 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cali Aareeye oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi inuu dabada ka riixayo Sidii diiwaangelinta Codbixiyaha looga qaban lahaa deegaanada Muranku ka taagan yahay ee Xeebta Galbeed.
Boorama 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa Qayrul Sharci ka dhigay Diiwaangelinta Codbixiyaha ee Xukuumadu rabto inay ka qabsoonto Deegaanada Muranku ka taagan yahay ee Xeebta Galbeed ee Somaliland.
Boorama 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha haatana ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin ayaa Jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Wasiir ku Xigeenka Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaarada Arrimaha Gudaha.
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI mudne Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa mar kale ka dhawajiay mawqifka ay ka taagan yihiin lix goobood oo ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa oo ay xukuumadda Somaliland sheegtay inay ka bilaabmayso diiwaangalinta codbixiyayaashu. Sidoo kalena waxa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay wasiir ku xigeenka arimaha gudaha…
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…
Muqdisho 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Qorshaynta Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somalia Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte ayaa si Xeel dheer uga hadlay Siyaasada Qorshaynta iyo Jaangooyada Somalia ee Mudada 5 Sanno ee Soo Socota oo Wasaaradiisu diyaarisay. Wasiirka ayaa Hadalkan ka Sheegay Mar uu Waraysi Gaar ah Magaalada Muqdisho ku Siinayay Weriye Maxamed Cabdi…
Muqdisho 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Dawlada Federaalka Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Baaq Nabadeed u diray Laba Beelood oo Walaalo ah oo Shaqaaqo ku dhex martay Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag. https://www.youtube.com/watch?v=1HW420D6-TE
Hargeysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo intii ay bilaabmeen bixinta dhul danta guud ah ee caasimada Hargeysa ayaa waxa hore uga reebanaa goobaha waxbarashada, oo ay ka mid tahay jaamacadda Hargeysa oo iyadu ah warshad soo saarta iftiinka dalkanmustaqbalka ifin doona, balse waxa soo baxay in ay goobtaasina noqotay goobaha u calaamadsanaa xukuumadda, taasi oo…
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Agaasimihii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Abiib Axmed Cali oo Shalay la wareegay Xilkii Komishanka Ka hortaga Aidska Qaranka ayaa dardaaran culus u sii xambaarshay Gudoomiyihii hore ee Komishanka Aids-ka Prof Cabdi Cali oo uu Isna Madaxweyne Siilaanyo Isku shaandhayntii u dambaysay ubadelay Booska Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Waxa uu…
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Odayaal, siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo kala jeeda Beesha Woqooyiga, Galbeedka Iyo Koonfur-galbeed Gobolka Maroodi Jeex (Sacad Muuse) ayaa shalay ka ambabaxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa kuwaasi oo la sheegay in ay kulamo hoose la yeelan doonaan odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Beesha Ciise ee Degmada Lughaya. Ilo-wareedyo u dhuun…
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa ka qayb galay Kulan Lagu soo Bandhigayay Manhajka Cusub oo Wasaarada Waxbarashadu soo Saartay Kuwaas oo loogu Talo galay ardayda Dugsiyada Hoose,Dhexe Iyo Sare ee Guud ahaan Dalka.
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxaa doraad iyo Shalay ka dhacay Deegaanada Dararweyne,Dogoble iyo Bohol ee Gobolka Sanaag Kaas oo u dhexeeyay Laba Ardaa oo Walaalo ah kaas oo Sababay Khasaare Nafeed. Halkan ka Dhagayso Nuxurka Heestaasi uu qaadayo Jilaaga Sooraan Ismaaciil Sugule https://www.youtube.com/watch?v=x_xjxMIvhS4&feature=youtu.be
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa oo Kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka ayaa Gubay Baco Tiradoodu ka badan Tahay Sadex Kun oo Xabo oo Si Kootarabaan ah loo Soo Gelinayay Caasimada Hargaysa.
Boorama 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Boorama Gaadhay Xildhibaanada Golaha Guurtida Iyo Wakiilada kaga Jira Gobolada Awdal Iyo Salal Kadib Markii ay u Yeedheen Hogaanka Dhaqanka ee Goboladaasi Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Boorama Waxay si adag uga Soo Hor jeesteen damaca Xukuumada ee Ku wajahan Diiwaangelin laga sameeyo Lix Goobood oo Muran…