Booliiska Jubaland oo soo qabtay magafayaal
Kismaayo February 23, 2024 (QJ) -Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa howlgal socday muddo 24-saac ah waxa ay ku soo qab qabteen shaqsiyaad ku howlanaa tahriibinta dadka dhalinyarada ah ee ku nool magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland. Taliska Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in howlgalka lagu soo qabtay…
